Ciidanka dowladda oo sheegey in ay ka aarsanayaan ehelka Alshabaab

0
Tuesday July 22, 2014 - 19:55:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka dowladda oo sheegey in ay ka aarsanayaan ehelka Alshabaab

    Muqdisho(xogreebnews.com Taliye sare oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegey in ay leynayaan qof kasta oo ehel u ah qof Alshabaab ka tirsan haddii Shabaabka ay joojin waayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com Taliye sare oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegey in ay leynayaan qof kasta oo ehel u ah qof Alshabaab ka tirsan haddii Shabaabka ay joojin waayaan Muqdisho(xogreebnews.com Taliye sare oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegey in ay leynayaan qof kasta oo ehel u ah qof Alshabaab ka tirsan haddii Shabaabka ay joojin waayaan weerarada.Hadalkani layaabka leh wuxuu kasoo yeerey Col. Mahad Cabdiraxmaan oo ka hadlayay gobolka Bay kulan ay yeesheen saraakiisha AMISOM iyo kuwa dowladda.Tani waxa ay micnaheedu noqon kartaa in ciidamada dowladda ay dili lahaayeen Fu’aad Shongole aabihiis oo inkiis u dhintey, isagoo ahaan jirey kabtankii kooxda xulka qaranka kubada cagta Soomaaliya, layaabna ma lahan in dowladda aysan ka tacsiyeynin geeridiisa.

Qof kasta oo Alshabaab ka tirsan wax uu leeyahay ehelo aanan shaqo ku lahayn hawlaha Alshabaab oo ku nool magaalooyinka ay dowladda ka taliso.
xogreebnews.com office Muqdisho
layla bashiir nuur



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured