Maraykanka oo dayuuradihiisa ka mabnuucey hawada Soomaaliya,maxaa sababay

0
Tuesday July 22, 2014 - 19:51:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka oo dayuuradihiisa ka mabnuucey hawada Soomaaliya,maxaa sababay

    Kismaayo(xogreebnews.com- Kadib markii lasoo ridey dayuuraddii dalka Malesia , laguna soo ridey dalka Ukraine ayaa dowladda Maraykanka waxa ay soo saartey sharci cusub oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com- Kadib markii lasoo ridey dayuuraddii dalka Malesia , laguna soo ridey dalka Ukraine ayaa dowladda Maraykanka waxa ay soo saartey sharci cusub oo Kismaayo(xogreebnews.com- Kadib markii lasoo ridey dayuuraddii dalka Malesia , laguna soo ridey dalka Ukraine ayaa dowladda Maraykanka waxa ay soo saartey sharci cusub oo dayuuradaha dalkaasi ka mabnuucaya in ay dul maraan hawada dalal dhowr ah.Dalalkani halista loo arkayo waxaa ka mid ah Soomaaliya iyo waliba dalka dariska la ah ee Ethiopia.Laanta duulista hawada sare ee Maraykanka waxa ay sheegtey in dayuuradaha Maraykanka ay halis weyn ku wajahayaan dalal dhowr ah, lagana yaabo in lasoo toogto.Ma jirto wax dayuurad ah oo lagu soo toogtey hawada Soomaaliya, sidaasi oo ay tahay, dowladda Maraykanka waxa ay ay Soomaaliya u aragtaa dal halistiisu yahay oo ay joogaan kooxo hubeysan oo awood u leh in ay dayuuradaha toogtaan.Dhawaan dayuurad laga leeyahay dalka Malesia oo ay saarnaayeen boqol iyo dad ka badan ayaa lagu soo ridey xuduuda Ukraine iyo Ruushka, waxaana lagu tilmaamay fal dambiyeedkii ugu weynaa ee taariikhda duulista hawada sare lagfa galo.

Dowladda Soomaaliya oo isku dayaysay in ay soo ceshato maamulka hawada Soomaaliya oo uu qarash kasoo xaroodo ayaanan la ogeyn jawaabta ay ka bixineyso amarkani cusub, iyo waliba saameynta uu yeelan doono iyo haddii dalal kalana ay ku dayan doonaan in ay joojiyaan isticmaalka hawada Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured