Kooxda Ka Arimisa Aqalka Madaxtooyada Oo Saxaafada Madaxabanaan Ku Amartay In Ay Iska Diiwaan Geliyaan Wasarada Warafaafinta Kaadhadhna Ka Qaataan.

0
Monday July 21, 2014 - 19:49:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Ka Arimisa Aqalka Madaxtooyada Oo Saxaafada Madaxabanaan Ku Amartay In Ay Iska Diiwaan Geliyaan Wasarada Warafaafinta Kaadhadhna Ka Qaataan.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Maamulka Siilaanyo ayaa go’aansaday in ay tirtiraan saxaafada madaxabanaan ee Somaliland iyadoo aan wax dan ah ka lahayn canbaareyn kaga timaada wadanka gudihiisa iyo debediisaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Maamulka Siilaanyo ayaa go’aansaday in ay tirtiraan saxaafada madaxabanaan ee Somaliland iyadoo aan wax dan ah ka lahayn canbaareyn kaga timaada wadanka gudihiisa iyo debediisaba. Hargeisa(xogreebnews.com-Maamulka Siilaanyo ayaa go’aansaday in ay tirtiraan saxaafada madaxabanaan ee Somaliland iyadoo aan wax dan ah ka lahayn canbaareyn kaga timaada wadanka gudihiisa iyo debediisaba.
Kooxda ku amarku taagleysa hogaaminta dalka oo adeegsanaya Wasiirka Warfaafinta Cukuse,ayaa saxaafada madaxa banaan ee dalka ku amartay in ay iska diiwaan geliyaan wasaarada warfaafinta isla markaana kaadhadh aqoonsi ka qaataan Wasiirka Warfaafinta cidii kaadhadhka qaadan weydana aan loo ogolayn in ay dalka saxaafad iyo suxufi midna kaga shaqeeyaan.

Hore ayaa maamulka Siilaanyo Jeelka ugu taxaabay suxufiyiin farabadan oo waajibaadkoodii shaqo ku guda jira, waxayna albaabada u laabeen wargeysyo doora oo ay ugu danbeeyeen wargeysyada xukuumadu xanibtey ee Haatuf iyo Hubaal.Kooxda ka talisa Aqalka Madaxtooyada ayaa go’aansatay in ay dhamaan saxaafada xorta ah ka joojiyaan in ay somaliland ka hawl galaan iyagoo aan cidna ka habranayn.Silaanyo ayaa sida muuqata ku dhaartay in uu cabudhiyo saxaafada xorta ah suxufiyiintana jeelasha dalka ka buuxiyo isagoo ka faa’ideysanayaa shacabka Somaliland ee hurdada dheer galay.Tafatiraha Guud
Somalilandcitizen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured