Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mr. Cirro iyo Gudoomiyaha Kulmiye oo Xalay ku kulmay Guriga Muj. Muuse Biixi…

0
Monday July 21, 2014 - 19:35:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mr. Cirro iyo Gudoomiyaha Kulmiye oo Xalay ku kulmay Guriga Muj. Muuse Biixi…

    Hargeysa(XogMeebnews.com-uddooyinkii u dambeeyay ayaa waxa soo siyaasiyiin door aka soo baxaayay in Beesha Habar-Magaalo ay isku abaabulayso sidii Xukuumadda Axmed Siilaanyo meesha looga tuuri lahaa, iyadoo siyaasiyiinta uu u horeeyo Gudoomiyaha Waki

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(XogMeebnews.com-uddooyinkii u dambeeyay ayaa waxa soo siyaasiyiin door aka soo baxaayay in Beesha Habar-Magaalo ay isku abaabulayso sidii Xukuumadda Axmed Siilaanyo meesha looga tuuri lahaa, iyadoo siyaasiyiinta uu u horeeyo Gudoomiyaha Wakiiladda ahna Gud. Xisbiga Waddani uu dabada ka riixaayo, shirar daceedyadan ka socda Hargeysa(XogMeebnews.com-uddooyinkii u dambeeyay ayaa waxa soo siyaasiyiin door aka soo baxaayay in Beesha Habar-Magaalo ay isku abaabulayso sidii Xukuumadda Axmed Siilaanyo meesha looga tuuri lahaa, iyadoo siyaasiyiinta uu u horeeyo Gudoomiyaha Wakiiladda ahna Gud. Xisbiga Waddani uu dabada ka riixaayo, shirar daceedyadan ka socda Caasimadda Magaaladda Hargeysa.Xalayto kadib salaadii taraawiixda waxa kulan qarsoodi ahi ka dhacay, guriga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muh. Muuse Biixi Cabdi, iyadoo aan loo ogolayn, dhamaan saxaafadda iyo in uu shirka labada dhinac oo ka wada hadlaayay sida ilo-wareedyo u dhaw Guriga Muuse Biix noo xaqiijiyeen , in labada dhinac kawada hadlaayeen sidii laysku kaashan lahaa, korna loogu sii qaadi lahaa shirka Habar-Magaalo, uu iclaamintii iyo hindisihiisa uu iska leeyahay Mud. Cabdiraxmaan Cirro, oo Muuse ku qanciyay markii dambe in labada dhinac iska kaashadaan, sidii xukuumadda Axmed Siilaanyo loo wiiqi lahaa.Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biix Cabdi, ayaa dhawaan u tanaasulay Madaxweyne Axmed Siilaanyo kadib markii Go’aano isbarkan, ay Golaha Guurtida iyo Ganacsatada Sacad muuse u dhiibeyn. Muuse Biixi oo loo doortay hogaamiyaha 5 Sanno ee Xisbiga KulmiyE.Shirka Habar-Magaalo oo maalmihii u dambeeyay guuxiisu sii xoogeesanaayay ayaa dhalinyaradda Sacad Muuse, iyo Garxajis ku kulmayn Hotel Imperial iyadoo gogol dhig u ahayd shirka Labada Gudoomiye Kulmiye oo uu hogaaminaayo Muuse Biixi oo ay wehelinayaan Madasha Wadatashiga iyo Dhanka Xisbiga Waddani oo uu hogaaminaayo Md. Cabdiraxmaan Cirro. Muhimadda Kulanka ayaa inteeda badnayd lagu qaadaa dhigaayay xanafta xisbiga Kulmiye iyo sidii meel layskula dhigi lahaa jabinta awooda Xukuumadda Axmed Siilaanyo iyo sidii shacabka loogu kicin lahaa dawladda Habar-xabuusho.Somaliland oo qaadatay hanaanka dimuqraadiyadda iyo xisbiyadda badan si’meesha looga saaro habka qabiilka ayaa talaab adani noqonaysaa mid dhabar-jab ku ah Hanaanka dimuqraadiyadda, Xukuumadda Axmed Siilaanyo oo beelaha Jamhuuriyadda Somaliland u dhan yihiin ayaa siyaasiyiin dano gaare leh ku khaldayaan Bulshadda reer Somaliland Qabiil iyo Beer laxawse u hor kici kara Bulshadda wada dagan ee wada Nool Bur bur iyo rabshado daba dheeraada.Somaliland maaha Beesha Isaaq oo kali ah ee waa Bulsho ka kooban Beelo farabadan, oo daga Gobolo Km uu aad u dheer yahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured