Abdiraxmaan Sheikh Husein Indhoole Oo Amina Weris ay U Qabanqaabinayso Wasiirka Wasaarada Indhoolayaasha iyo Dhegoolayaasha.–

0
Sunday July 20, 2014 - 17:58:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abdiraxmaan Sheikh Husein Indhoole Oo Amina Weris ay U Qabanqaabinayso Wasiirka Wasaarada Indhoolayaasha iyo Dhegoolayaasha.–

    Hargeisa(xogreebnews.com-Intii aanu madaxweyne Siilaanyo dalka ka soo bixin todobaadkii dhowaa, waxa uu canaan iyo waano kula dhex dhacay xubnaha beesha Habaryoonis kaga jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Intii aanu madaxweyne Siilaanyo dalka ka soo bixin todobaadkii dhowaa, waxa uu canaan iyo waano kula dhex dhacay xubnaha beesha Habaryoonis kaga jira Hargeisa(xogreebnews.com-Intii aanu madaxweyne Siilaanyo dalka ka soo bixin todobaadkii dhowaa, waxa uu canaan iyo waano kula dhex dhacay xubnaha beesha Habaryoonis kaga jira xukumadiisa gaar ahaan golaha wasiirada, waxana uu ku baraarujiyay ama kula dar daarmay in ay ka aargoostaan xisbiga Wadani oo uu sheegay in ay faro baas ku hayaan beesha madaxweynaha siiba raaska madaxweynaha oo uu sheegay in ay u gacan galeen xisbiga Wadani.Waxana uu aad ugu dheeraaday xubnaha beesha Adan Madoobe ee ku biiray xisbiga Waddani oo uu sheegay in ay haboontahay in aan inta Habaryoonis ee xukumadiisa ku jirtaa aanay iska fadhiyin ee ay keenaan tageerayaal beesha Habaryoonis ah oo taageera xukumadda iyo xisbiga Kulmiye isaga oo sheegay in uu raadinaayo garab u dhigma intii ka raacday xisbiga Wadani oo uu shegay in ay adagtahay in la helo dhigooda.Hadaba xaalada caafimaad ee madaxweynaha oo aan aad u wanaagsanyn waxa ay xubnaha beesha Habaryoonis ee xukumada Siilaanyo ku jiraa ay isla qaateen in loo baahanyahay in xilal iyo lacag lagu soo jiito xubnaha Habaryoonis ee ku jira xisbiga Wadani la helo taasina waxa balan qaaday oo ku dhaartay marwo Amina Warsi oo ah afada madaxweynaha oo iyadu kulandaasi ku wehelinaysay.odaygeeda iyo wasiirada.Hadaba waxa ciyaar fiican soo daadahiyay wasiirka arimaha gudaha Cali Warancadde iyo la taliyahiisa Axmed Xasan Cigaal oo C/raxmaan Indhoole ku qanciyay in ay marwada iyo madaxweynaha uga soo dhameeyeen wasaarada indhoolayaasha iyo dhagoolayaasha oo ah wasaarad ku cusub siyaasda geeska Afrika, taasi bedelkeedana waxa C/raxmaan Indhoole laga codsaday in uu iskla casilo xilka uu ka hayo Wadani UK- isla markaasina uu dalka soo galo, taasi oo aanu shaqsigaasi ahayn sida ay moodayaan isla markaasina ay ku tacab khasaareen iyada oo ay iskaga jeedinayaan uun canaanta madaxweynaha iyo afadiisa si ay uga biiyaan wararka haysta.C/raxmaan Xuseen Indhoole ayaan wax shaqo ah oo uu ka hayaa ayana jirin xisbiga Wadani UK qaarada yurub iyo America, hase ahaatee waxa uu ahaa uun magac u yaal, waxana uu in mudo ah uu iskaga maqnaa oo joogay magaalada Hargysa, waxana jira khilaaf badan oo xisbiga Wadani ee qaarada Yurub iyo America ay kaga soo hor jeedsadeen kadib markii ay u arkeen shaqsi aan ku haboonayn shaqadaasi oo u socda uun dano gaar ah, taasi oo markii uu ku fashilmay uu hada u hanqal taagaayo xukumadda Siilaanyo, oo hore xubno reerka ah uga saartay xisbiga ucid, ilaa hadana aan wax shaqo ah aan siinin oo ku wacad furtay sida Mingiste iyo Kayse Guray oo kale.Sida ay doontaba ha ahaatee ku biiritaanka xisbiga Kulmiye ee xiligani ayaa ah Sanbuuse laga adimay.Tafatiraa Guud

Somalilandcitizen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured