GUDOOMIYE KU XIGEENKA SADDEXAAD EE XISBIGA UCID OO XILKII KA QAADAY XOG-HAYAAHA ARRIMAHA DIBEDDA EE XISBIGA UCID YUUSUF Budle

0
Sunday July 20, 2014 - 17:50:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDOOMIYE KU XIGEENKA SADDEXAAD EE XISBIGA UCID OO XILKII KA QAADAY XOG-HAYAAHA ARRIMAHA DIBEDDA EE XISBIGA UCID YUUSUF Budle

    Hargaysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii arimaha dibada ee xisbiga Ucid Mr Yuusuf Budle.Sidaasna waxa uu xisbigu Ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray oo nuqul kamidi soo gaadhay xafiiska wararka ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii arimaha dibada ee xisbiga Ucid Mr Yuusuf Budle.Sidaasna waxa uu xisbigu Ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray oo nuqul kamidi soo gaadhay xafiiska wararka ee shabakada Hargaysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii arimaha dibada ee xisbiga Ucid Mr Yuusuf Budle.Sidaasna waxa uu xisbigu Ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray oo nuqul kamidi soo gaadhay xafiiska wararka ee shabakada Hadhwanaagnews, waxaanu uqornaa isagoo dhamaystiran sidan:-Ujeedo: Xil Ka Qaadis
.Laga bilaabo manta oo taariikhdu tahay 18/07/2014 waxa xilkii uu u hayay xisbiga UCID ee Xoghayaha Arimaha Dibadda laga qaaday Mr Yusuf Budle ka dib markii uu si habsami ah u gudan kari waayay isla markaana si toos ah uga hor yimi siyaasadda xisbiga uu ku wajahan arimaha dibadda gaar ahaan xidhiidhka Somaliland iyo dalalka jaarka oo xisbigu aaminsan yahay in mar walba uu noqdo mid wanaagsan oo ku dhisan iskaashi,is ixtiraam, iyo nabad kuwada noolaansho, si loo xaqiijin karo deris wanaag.Xisbiga UCID wuxu cadaynayaa hadalo dhawaan ka soo yeedhay Yusuf kuna eedaynayay dawladda Djibouti iyo madaxwayne Ismaciil Cumar Geele aanu ku metelaynin haba yaraato eh xisbiga balse ay isaga uun ku koobnayd.Ugu dambaystii xisbiga UCID wuxu raaligelin ka bixinayaa wixii deelqaaf, xadgudub, af legaado iyo farogelin arimaha gudaha ee Djibouti ah ee ka soo yeedhay Yusuf Budle isagoo ah masuul UCID.Mahad Ilaahay Baa Leh, Wa Bilaahi Tawfiiq

Cali Maxamed Yussuf
Gudoomiye/xigeenka 3aad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured