“Sii Daynta Yuusuf Cabdi Gaboobe Waxa Madaxwaynaha Ku Khasbey Midawga Yurub Iyo Dawladda Ingiriiska, Bari Maahee Saadanbe Waxa Dalka Imanaya Waftigii Ugu Balaadhnaa Midawga Yurub Oo Arrinta Haatuf U Imanay”Xoghayaha SOLJA Maxamed Rashiid

0
Monday July 14, 2014 - 08:41:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Sii Daynta Yuusuf Cabdi Gaboobe Waxa Madaxwaynaha Ku Khasbey Midawga Yurub Iyo Dawladda Ingiriiska, Bari Maahee Saadanbe Waxa Dalka Imanaya Waftigii Ugu Balaadhnaa Midawga Yurub Oo Arrinta Haatuf U Imanay”Xoghayaha SOLJA Maxamed Rashiid

    Hargeysa (Xogreebnews.com-- Xoghayaha guud ururka saxaafadda Somaliland Maxamed Rashiid Muxumed Faarax ayaa tafaasiil ka bixiyey sababta keentay soo daynta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Xogreebnews.com-- Xoghayaha guud ururka saxaafadda Somaliland Maxamed Rashiid Muxumed Faarax ayaa tafaasiil ka bixiyey sababta keentay soo daynta
Hargeysa (Xogreebnews.com-- Xoghayaha guud ururka saxaafadda Somaliland Maxamed Rashiid Muxumed Faarax ayaa tafaasiil ka bixiyey sababta keentay soo daynta guddoomiyaha Haatuf ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay “Anigu waxa aan halkan ka sheegayaa oo kaliya in madaxwaynaha ay ku khasbeen Midawga Yurub iyo dawladda Ingiriiska ee socdaalka imika ku tagay inuu sii daayo Guddoomiyaha Haatuf Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe. markaa culayskaas ayaa ku kalifay in la sii daayo”.

Maxamed Rashiid isaga oo hadalkiisa sii wata, waxa uu intaas raaciyey “Bari maahee saadanbe waxa dalka imanaya waftigii ugu balaadhnaa Midawga Yurub oo u imanaya arrinta Yuusuf Cabdi Gaboobe, markaa ugu danbeyn waxaan leeyahay way mahadsan yihin dhamaan dadkii ka qaybqaatay arrintan ee ka soo horjeedsaday tacadiyada ka dhanka ah warbaahinta madaxbanaan ee Somaliland”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured