Xarumihii shirkadda Dahabshiil ee degmooyinka Gobolka Jubada dhexe oo albaabada loo laabay

0
Sunday July 13, 2014 - 19:26:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarumihii shirkadda Dahabshiil ee degmooyinka Gobolka Jubada dhexe oo albaabada loo laabay

    Xarumihii shirkadda Dahabshiil ee degmooyinka Gobolka Jubada dhexe oo albaabada loo laabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarumihii shirkadda Dahabshiil ee degmooyinka Gobolka Jubada dhexe oo albaabada loo laabay Muqdisho-(xogreebnews.com-Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil xarumihii ay ku lahayd degmooyinka gobolka Jubbada dhexe ee koonfurta Somalia ayaa maalintii labad xidhan ka dib markii ay Al-shabaab amar ku bixisay in la xidho.
Xafiisyada Dahabshiil ee ku yiillay degmooyinka Bu’aale, Saakow, Salagle, Jilib iyo degaanno kale oo ka tirsan gobolka Jubbada dhexe ayaa dhamaantood albaabada loo laabay sida ay sheegeen goob joogayaal degaanadaas ku sugan.
Gudoomiyaha Al-Shabaab ugu qaabilsan gobolada Jubooyinka Shiikh Cabdiraxmaan Xudeyfa ayaa la sheegay inuu amar ku bixiyey xidhidda xafiisyadan ka dib markii ay shirkaddu ka caga jiiday oo bixin wayday lacago Sako ah oo lagu amray iney bixiso.Saraakiisha Al-shabaab iyo iyo maamulka Dahabshiil ee gobolada jubooyinka ayaan ka hadlin illaa hadda arintan, mana ahan markii ugu horeysay ee xarumaha Dahabshiil laga xiro degaanada ay ka taliyaan Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured