Dagaal Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kooxda Nabadiidka Ah Ee Khaatumo Ku Dhexmaray Waqdari

0
Sunday July 13, 2014 - 17:31:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kooxda Nabadiidka Ah Ee Khaatumo Ku Dhexmaray Waqdari

    Hargeysa(Xogreebnews)Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERODAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Nabadiidka Ah ee Khaatumo seeg Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERODAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Nabadiidka Ah ee Khaatumo seeg Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland

Hargeysa(Xogreebnews)Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERODAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Nabadiidka Ah ee Khaatumo seeg Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland

Ma cadda Inta uu le’eeg Yahay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi balse waxa Wararku Sheegayaan inay Jiraan dhimasho iyo dhaawac iyo weliba gaadiid dagaal laga gubay Kooxdaasi khaatumo Seeg oo ay ka yaaceen



Walow uu dagaalku hadda joogsaday wararka waxay intaasi ku darayaan inay dib ugu yaaceen kooxdani goobo dhufays u ahaa

Dhinaca kale waxaa Xiisad dagaal ka taagan tahay deegaanada ay isku Horfadhiyaan kooxo khaatumo ka tirsan oo ku sugan Saaxdheer iyo Ciidamada Somalilnad kuwaasi oo shalay gaadhay deegaano ku dhow Dabotaag.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured