xisbiga ucid oo xubin hore uga mid ahayd u sharaxay xildhibaanada Baarlamaanka aan la hadal hayn doorashadooda(daawo saawiiro)

0
Saturday July 12, 2014 - 19:39:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xisbiga ucid oo xubin hore uga mid ahayd u sharaxay xildhibaanada Baarlamaanka aan la hadal hayn doorashadooda(daawo saawiiro)

    Hargaysa (xogreebnews.com- Xaflad balaadhan oo ka dhacday Hotel Dalxiis ee magaalada hargaysa ayaa Beesha Cabdi Ciise ku caleemo saartay murashaxooda u taramayaa doorashooyinka golaha wakiilada ee soo socda .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com- Xaflad balaadhan oo ka dhacday Hotel Dalxiis ee magaalada hargaysa ayaa Beesha Cabdi Ciise ku caleemo saartay murashaxooda u taramayaa doorashooyinka golaha wakiilada ee soo socda . Hargaysa (xogreebnews.com- Xaflad balaadhan oo ka dhacday Hotel Dalxiis ee magaalada hargaysa ayaa Beesha Cabdi Ciise ku caleemo saartay murashaxooda u taramayaa doorashooyinka golaha wakiilada ee soo socda .
Madashan oo ahayd mid ay il yartu is qabatay isla markaana ay ka soo qeyb galeen Salaadiinta .Cuqaasha .Aqoonyahanka .Waxgaradka Beesha Cabdi Ciise ayaa waxaa lagu shaaciyay in uu beesha u sharaxanyahay isla markaana yahay murashaxa ay beeshu isku raacday Murashax Naasir Yusuf Cismaan (Cirro) Oo U Taagan Doorashooyinka Golaha Wakiilada Somaliland Ee Fooda Inagu Soo Hayaa .

Waxaana Ay Xaaji Cabdi Waraabe Iyo Dhamaan Dadki Munaasibadda Ka Hadlayba Oo Isugu Jiray Cuqaal Salaadiin Iyo Aqoonyahanba ay iska daba mareen sida beeshu u garab taagantahay Murashaxa Golaha Wakiialda Nasir Yuusuf Cismaan Iyagoo halkaasna ka balan qaaday in ay la barbartaagnaan doonaan Cudud .Dhaqaale Iyo Taageeraba Murashaxa Beesha Cabdi Ciise Ee Doorashooyinka Golaha Wakiilada .Waxaa isna halkaasi ka hadlay murashaxa u taagan doorashooyinka golaha wakiilada Somaliland Mudane Naasir Yuusuf Cismaan oo sheegay in uu soo dhaweenayo taageerada ay beeshu u muujiso isla markaana shaaciyay in u taaganyahay jagada gudoomiyaha golaha wakiilada marka uu ku guuleesto doorashadaasi haddu alle idmo . Ugu danbeenti Xafladdan ayaa ku soo gabogabowday jawi farxadeed oo degen
Download IMG_0147.JPG (92.3 KB)Download IMG_0149.JPG (104.7 KB)Download IMG_0153.JPG (100.2 KB)Download IMG_0161.JPG (101.9 KB)Download IMG_0164.JPG (90.6 KB)Download IMG_0175.JPG (87.7 KB)Download IMG_0181.JPG (92.5 KB)Download IMG_0237.JPG (117.9 KB)Download IMG_0244.JPG (89.3 KB)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured