Ciidamada Taraafikada Ee Magaalada Muqdisho Oo Qaatay Hub Ay Is Ku Difaacaan

0
Saturday July 12, 2014 - 19:27:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Taraafikada Ee Magaalada Muqdisho Oo Qaatay Hub Ay Is Ku Difaacaan

    Muqdisho(xogeebnews.com-Ciidamada Taraafikada ee ka hawlgala Xamar oo markii hore kaliya ku hubeysnaa firimbi ay baabuurta ku joojiyaan ayaa haatan qaadanaya qoryo iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogeebnews.com-Ciidamada Taraafikada ee ka hawlgala Xamar oo markii hore kaliya ku hubeysnaa firimbi ay baabuurta ku joojiyaan ayaa haatan qaadanaya qoryo iyo Muqdisho(xogeebnews.com-Ciidamada Taraafikada ee ka hawlgala Xamar oo markii hore kaliya ku hubeysnaa firimbi ay baabuurta ku joojiyaan ayaa haatan qaadanaya qoryo iyo bastoolado ay isku difaacaan.Tani ayaa waxa ay timid kadib markii la bartilmaameedsaday askartani oo caadi ahaan aanan hubeysneyn, iyada oo la diley illaa 5 askari muddo todobaadyo ah gudahood.Iyada oo baabuur qaraxyo lagu soo rakibo oo isku qarxiya xarumaha dowladda iyo waliba rag baabuur ku jooga oo hubeysan oo toogashooyin ka geysta caasimadda ayaa ciidamada Taraafikada waxa ay muhiim u yihiin sugiska amniga waddooyinka, iyaga oo awood u leh in ay ka hor tagaan baabuurta qaraxa wada, waana taasi sababta laga yaabo in loo bartilmaameedsanayo.Sharciga ciidamada qalabka sida uma fasaxayo taraafikada in ay hub qaataan, laakiin baahi hadda timid darteed ayaa loo hubeynayaa ciidankani



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured