Markab ganacsi oo Kenya leedahay oo Alshabaab u gacan galay adooda islaamiyiinta oo xoogaysaatay.

0
Friday July 11, 2014 - 19:50:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markab ganacsi oo Kenya leedahay oo Alshabaab u gacan galay adooda islaamiyiinta oo xoogaysaatay.

    kismaayo(xogreebnews.com-Magaalada Raaga Ceele ee gobolka Shabeelada Hoose waxaa kusoo caariyey markab ganacsi oo Kenya laga leeyahay, kaasi oo lagu magacaabo MV Jamiila,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kismaayo(xogreebnews.com-Magaalada Raaga Ceele ee gobolka Shabeelada Hoose waxaa kusoo caariyey markab ganacsi oo Kenya laga leeyahay, kaasi oo lagu magacaabo MV Jamiila, kismaayo(xogreebnews.com-Magaalada Raaga Ceele ee gobolka Shabeelada Hoose waxaa kusoo caariyey markab ganacsi oo Kenya laga leeyahay, kaasi oo lagu magacaabo MV Jamiila, kadib markii ay cilad soo food saartay, halkaasina waxaa ka taliya Alshabaab.Alshabaab waxa ay sheegeen in ay gacanta ku hayaan markabka oo markii hore kasoo shiraacday jasiirada Zanzibar (Sanjibaar), kadibna Xamar ku xirtey, markii uu baroorsinka soo furteyna ay cillad ku timid.Afayeen u hadlay ciidamada Kenya Bogita Ongeri waxa uu sheegey in uusan ka war heynin wax markab ah oo caariyey, Shabaabkana gacanta u galay.Raage Ceele waa gobolka Shabeelada Hoose, 70 km ayay u jirtaa Xamar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured