Wasiir Waran Cade Oo Ka Xogwaramay Kulankii Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Dhigooda Dalka Jabuuti

0
Sunday July 06, 2014 - 12:11:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Waran Cade Oo Ka Xogwaramay Kulankii Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Dhigooda Dalka Jabuuti

    HargeysaXogreebnews)Wasiirka Arimaha Gudha Somaliland Md:Cali Maxamed Waran cade oo hogaaminaaya wafti ay xubno ka yihiinTaliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan, taliyaha Si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HargeysaXogreebnews)Wasiirka Arimaha Gudha Somaliland Md:Cali Maxamed Waran cade oo hogaaminaaya wafti ay xubno ka yihiinTaliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan, taliyaha Sirdoonka Qaranka Jaamac Maxamed Bootaan oo ku ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka xogwaramay wax yaabaha ay ila qaateen kulankii lada dhinac ahaa ee ay wada yeesheen dhigooda dalka Jabuuti

HargeysaXogreebnews)Wasiirka Arimaha Gudha Somaliland Md:Cali Maxamed Waran cade oo hogaaminaaya wafti ay xubno ka yihiinTaliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan, taliyaha Sirdoonka Qaranka Jaamac Maxamed Bootaan oo ku ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka xogwaramay wax yaabaha ay ila qaateen kulankii lada dhinac ahaa ee ay wada yeesheen dhigooda dalka Jabuuti.



Wasiir Cali Maxamed Warancade oo warbaahinta kula hadlayey Magaalada Jabuuti ayaa si kooban uga hadlay wax yaabaha isla qaateen masuuliyiinta ay kulmeen,waxaana uu carabka uu ku dhuftay in labada dhinacba ay isku afgarteen in laga wada shaqeeyo sidii looga wada qayb qaadan lahaa ilaalinta Amaanka labada dal,waxaana uu tibaaxay in Jabuuti iyo Somaliland uu ka dhaxeeyo Xidhiidh ganacsi.

“Waxa aanu runtii isla garanay sidii amaanka loo wada adkayn lahaa waanan isla qaadanay, waxaana naga dhaxeeya xidhiidhi ganacsi"Ayuu yidhi Cali Maxamed Warancade

Xogreebnews//Office

Hargeisa Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured