Markab laga shakisan yahay oo Lagu qabtay Xeebta Lamu,xoggo dheeraad ah oo ahy heeshay shabakadda warar xogreebnews.com

0
Friday July 04, 2014 - 19:33:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markab laga shakisan yahay oo Lagu qabtay Xeebta Lamu,xoggo dheeraad ah oo ahy heeshay shabakadda warar xogreebnews.com

    Markab laga shakisan yahay oo Lagu qabtay Xeebta Lamu,xoggo dheeraad ah oo ahy heeshay shabakadda warar xogreebnews.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markab laga shakisan yahay oo Lagu qabtay Xeebta Lamu,xoggo dheeraad ah oo ahy heeshay shabakadda warar xogreebnews.com Kismaayo(xogreebnews.com-Ciidamada Badda ee Kenya ayaa shaaciyay in habeenkii Arbacada ay gacanta ku dhigeen markab kasoo shiraacday Somali oo markaas marayay xeebta Lamu kuna sii jeeday Dekada Mombasa.Sida uu qoray wargeyska The Nation markabkan ayaa looga shakisan yahay inuu wado hub iyo muqaadaraad... Waraaqaha uu wato Markabka ayaa la sheegay inay ku qoran yihiin in Markabkan laga raray Kenya kuna socda Kenya taas oo shaki weyn dhalisay.Xamuulkii Markabkan saarnaa ayaa hada la dejinayaa si loo baadho.Sida wargeysku sheegay Markabkan waxaa ku raran shamiito waxaana la socda shaqaale tiradooda Lagu sheegay 10 waxayna kala yihiin 7 pakistan ah 2 Hindi ah iyo Hal Iraani ah.Markabkan oo magaciisa Lagu sheegay MV Alnoor ayaa laga leeyahay dalka Pakistan wuxuuna kamid yahay laba markab oo la sheegay in ciidamada amaanku dabagal ku hayeen.Kenya oo qaraxyo iyo weeraro kala duwan marti unoqotay ayaa kujirta feejignaan iyo dedaal ay kaga hortagayso falalka khalkhalka galiyay

waxayna xogguhu sheegayaan uu yahay mid mucaawimo u siday a;-shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured