Masuul Hore Xilkuu Hayay Ugu Fashilmay Oo Marlabaad Madaxweynuhu Jaranjarada Siyaasada Kusoo Celiyay

0
Friday July 04, 2014 - 19:24:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Hore Xilkuu Hayay Ugu Fashilmay Oo Marlabaad Madaxweynuhu Jaranjarada Siyaasada Kusoo Celiyay

    Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawladda Somaliya Xasan Sheekh ayaa digreeto uu soo saaray wasiirkii hore ee amniga Somalia Cabdikariin Xuseen Guleed umagacaabay la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawladda Somaliya Xasan Sheekh ayaa digreeto uu soo saaray wasiirkii hore ee amniga Somalia Cabdikariin Xuseen Guleed umagacaabay la Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawladda Somaliya Xasan Sheekh ayaa digreeto uu soo saaray wasiirkii hore ee amniga Somalia Cabdikariin Xuseen Guleed umagacaabay la taliyaha arimaha siyaasadda ee Madaxweynaha.
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Somalia ayaa xilkan loogu magacaabay C/kariin Guuleed, iyadoo lagu sheegay qoraalka xilkan loogu magacaabay Guuleed in howshiisu ay billaabatay 29-kii bishii hore.Magacaabiddan ayaa imaanaysa xilli aanu weli ra’iisul wasaaraha Soomaaliya magacaabin jagadii uu wasiirkii hore ee Amniga iska casilay, taasoo uu si KMG ahaan ah u hayo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya.
Sawir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured