Maroodi Saadaaliyey Cidda Usoo Baxaysa Wareegga Semi-final-ka Xulalka Jarmalka Iyo Faransiiska

0
Friday July 04, 2014 - 19:22:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maroodi Saadaaliyey Cidda Usoo Baxaysa Wareegga Semi-final-ka Xulalka Jarmalka Iyo Faransiiska

    London(xogreebnews.com-Haddii aad hore u ogeyd in dadku wax saadaaliyo markaan waxaa saadaasha loo rogay inay ka qeyb qaataan xayaawaannada, waxaana xayawadaannadan wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.com-Haddii aad hore u ogeyd in dadku wax saadaaliyo markaan waxaa saadaasha loo rogay inay ka qeyb qaataan xayaawaannada, waxaana xayawadaannadan wax London(xogreebnews.com-Haddii aad hore u ogeyd in dadku wax saadaaliyo markaan waxaa saadaasha loo rogay inay ka qeyb qaataan xayaawaannada, waxaana xayawadaannadan wax saadaaliya ku jira Geel, Eey, Madroodi, Diin iyo kuwo kale. Haddaba Nelly waa maroodi la darajayo marka ay saadaalin timaado, waxaana uu markaan saadaalin ka bixiyey xulka adkaan kara Germany iyo Read more: Maroodi saadaaliyey cidda soo baxaysa xulalka Jarmalka iyo Faransiikafaransiiska oo Jimcaha beri kulmi doonna Koobka Adduunka. Maroodigan Nelly la yidhaado ayaa i shaaray in xulka Jarmalku uu ka badin doono faransiiska una gudbi doono wareegga Semi-final-ka Koobka Adduunka ee Brazil. Laba gool ayaa lays dhinac dhigay, waxaana lagu kala xidhay calamada dalalka Germany iyo Faransiis, waxaana Nelly uu kubaddii ku tuuray goolkii Faransiis, birta ayay ku soo dhacday kaddib ayuu ka daba tagay oo laad kale u celiyay ilaa shabaqa Faransiiska uu ruxday, waana kan loo badinayo in xulka Faransiisku ka hadhi doono Koobka Adduunka sida uu maroodigu ishaaray. Maroodigan ayaa ah mid saadaasha ku wanaagsan, waxaana uu ku guulaystay saadaashii uu ka sameeyay kulankii dhexmaray xulalka Algeria iyo Germany oo uu sheegay in Germany uu soo baxayo, haddana xulka Faransiiska ayaa hadhaya sida uu qabo Nelly.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured