Boqolaal ka tirsan ciidamada Liyupolice-ka ee DDSI oo xalay ka gudbay xadka bakool

0
Thursday July 03, 2014 - 19:46:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqolaal ka tirsan ciidamada Liyupolice-ka ee DDSI oo xalay ka gudbay xadka bakool

    Kismaayo(xogreebnews.com-Sida uu ku soo waramayo wariye Harun Macruuf oo soo xiganaya dadka deegaanka iyo dad goobjoogayaal ah waxaa xalay xadka Ethiopia la wadaagto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com-Sida uu ku soo waramayo wariye Harun Macruuf oo soo xiganaya dadka deegaanka iyo dad goobjoogayaal ah waxaa xalay xadka Ethiopia la wadaagto Kismaayo(xogreebnews.com-Sida uu ku soo waramayo wariye Harun Macruuf oo soo xiganaya dadka deegaanka iyo dad goobjoogayaal ah waxaa xalay xadka Ethiopia la wadaagto gobolka Bakool ee Somalia ka gudbay boqolaal ka tirsan ciidamadan LiyuPolice-ka ee Dowlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia.Wariyuhu oo soo xiganaya dadka deegaanka ee magaalada Yeed ayaa sheegay in ciidamadani ay halkaas u tageen si ay uxoojiyaan weerar lala damacsan yahay magaalada Tiyeeglow oo ah maagalo ay hada gacanta ku hayaan Alshabaab.Wariye Harun wuxuu xusay in ciidamo ka tirsan Liyupolice ay ku sugan yihiin Rabdhuure,La Galaay,La Heloow iyo Burdhuhunle.Ciidamada Liyu Booliska ayaa hada ka hor dagaal ay la galeen Alshabaab ku guulaystay inay ka saaraan magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan gobolka Bakool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured