SHEEKH ADAN SIIRO OO GUDOOMIYAHA XIBIGA WADDANI KU HAMBALYEEYAY MAWQIFKA CAD EE UU ISKA TAAGAY XADHIGII AY XUKUUMDA SIILAANYO U GEYSATAY MA’SUULIYIINTII WARGEYSAKA HAATUF’–

0
Thursday July 03, 2014 - 19:43:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHEEKH ADAN SIIRO OO GUDOOMIYAHA XIBIGA WADDANI KU HAMBALYEEYAY MAWQIFKA CAD EE UU ISKA TAAGAY XADHIGII AY XUKUUMDA SIILAANYO U GEYSATAY MA’SUULIYIINTII WARGEYSAKA HAATUF’–

    Hargeysa(xogreebnews.com-Sheekh Adan Xaaji Maxamuud Xiirey (Adan Siiro) Ayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi Cirro Ku Hambalyey Go’aanka Geesinimada leh Ee Uu Ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Sheekh Adan Xaaji Maxamuud Xiirey (Adan Siiro) Ayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi Cirro Ku Hambalyey Go’aanka Geesinimada leh Ee Uu Ka Hargeysa(xogreebnews.com-Sheekh Adan Xaaji Maxamuud Xiirey (Adan Siiro) Ayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi Cirro Ku Hambalyey Go’aanka Geesinimada leh Ee Uu Ka Yidhi Gudoomihu Xukunkii Qarsoodiga Ahaa Ee Xukumada Siilaanyo Ku Ridey Ma’suuliyiintii Wargeyska Haatuf”
Shiikh Adan Siiro Ayaa Waxa Uu Sidaasi Ku Sheegay Mar Uu Khudbadii Jimcaha Ka Jeedinayay Masaajidk Uu Imaamka Ka Yehay Ee Magalada Hargeysa Halkaas Oo Uu Sheekh Adan Siiro Ku Xusay Mawqifkii Adkaa Ee Gudoomiyha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/Lahi Cirro Iska Taagay Xukunkii Qarsoodiga Ahaa Ee Xukuumada Uu Axmed Siilaanyo Uu Hogaamiyo Ay Ku Riday Gudoomiyihii Wargeyska Haatuf Yusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tafatiriihii Khadar Cali Cige.Haddaba Shiikh Aadan Siiro Ayaa Waxa Uu Ku Bilaabay Sidan."Waxa Aan Aad Iyo Aad U Hambalyeynayaa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Hadal Raganomo Leh Go’aan Leh Wax Qabad Leh Dunido Waa Taariikh Waa Safaxaad La Qoridoono Dhacdooyinka Umada Ku Dhaca .Mowqifka Uu Istaagay Waa Mawqif Shariif Ah Oo Waxa Weeye La Taaban Karo Oo Taanjibal Ah Maaha Bila Aadanku Markay Wax Dhacaan In Aad Meel Iska Taagto Hadal Cad Oo Waadix Ah Oo Aad Iyo Aad U Cad Ayaa Uu Ka Yidhi Arintii Xukunka Ahayd Ee Xukumda Siilaanyo Ku Riday Ma'suuliyiintii Wargeyska Haatuf ."Ayuu Yidhi Sheekh Adan Siiro.Isku Soo Wada Duubo Sheikh Adan Siiro Ayaa Aad Iyo Aad Ugu Hambalyeeyey Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI C/Raxmaan Maxamed C/Lahi Cirro Mawqifka Cad Ee Uu Iska Taagay Xadhiga Ay Xukuumda Siilaanyo U Geysatay Ma’suuliyiintii Wargeyska




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured