”Hogaankii Ugu Xumaa Ee Xoriyadda Hadalka Ee Soo Maray 23 Sanadood Saxaadda Siyaasada Somaliland”

0
Wednesday July 02, 2014 - 16:37:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1031
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ”Hogaankii Ugu Xumaa Ee Xoriyadda Hadalka Ee Soo Maray 23 Sanadood Saxaadda Siyaasada Somaliland”

    Somaliland waxaan ogaysiinaynaa in bisha ramadaan dhexdeeda xaflad balaadhan oo lagaga hadlayo xuquuqda saxaafadda iyo suxufiyiinta aan ku qaban doono Magaaladda Hargaysa, Hotel crown .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland waxaan ogaysiinaynaa in bisha ramadaan dhexdeeda xaflad balaadhan oo lagaga hadlayo xuquuqda saxaafadda iyo suxufiyiinta aan ku qaban doono Magaaladda Hargaysa, Hotel crown . (The struggle for a free intelligence has always been a struggle between the ironic and the literal mind) OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIIS “hogaankii ugu xummaa ee xoriyada haddalka ee soo maray 23 sannadood saaxadda siyaasada Somaliland !!”,waxa ay Somaliland gashay go’doonsiyaaseed iyo mid dhaqaale oo is xambaarsan, arrimahaana waxaa hooyo u ah cabudhinta,Cadaadinta iyo xadhiga saxaafadda iyo suxufiyiinta, dad badan ayaa wakhti xaadirkan jeelasha ugu jiray ( fikirkoodii oo ay cabireen) dhammaan dadweynaha reer Somaliland waxaan ogaysiinaynaa in bisha ramadaan dhexdeeda xaflad balaadhan oo lagaga hadlayo xuquuqda saxaafadda iyo suxufiyiinta aan ku qaban doono Magaaladda Hargaysa, Hotel crown . bilowga fikirkan waxaa gogol dhig u ah dhalliinyarada “ Urrurka subeer awal”, laakiin waxa ay u qabsoomidoontaa si Heer Qaran ah, waxaa ka soo qayb gali doona dhalinyar kala duwan oo ku kala nool dhammaan xaafadaha magaalada Hargaysa, waxa kale oo aan ku soo casuumidoonaa, qaar ka mida labeenta shacabka reer Somaliland, Madasha wadda tashiga, Xisbiga waddani -xisbiga Ucid, iyo qaar kamida xildhibaanada iyo shakhsiyaadka xorta ah ee ku jira xisbiga kulmiye iyo Urrurka Suxufiyiinta ee SOLJA halkaana waxaan ka diridoonaa farriin ku dhisan cilmi iyo xilkasnimo taasoo aan dawlada ugu sheegayno sida aan uga xunnahay xadgudubka ka dhanka ah muwaadiniinteeda ee ay ku kacayaan shakhsiyaad aan ku tilmaami karno “layli siyaasadeed”,aqoonyahan jaamac cilmi jiir: oo muddo ku xidhan xabsi ku yaala magaalada burco waxaana aqoon yahanka laga raacay kadib markii qoray maqaal uu fikirkiisa ku cabiraayo, Yuusuf Cabdi gaboobe: oo ah mulkiilaha joornaalka Haaruf oo isna muddo iyo tafaftirihii Haatuf oo iyana ku xidhan xabsi ku yaala magaalada gabilay xukunkooduna wuxuu ahaa sharciga baal marsan.inta lagu jiro qabanqaabada munaasibadan haddaad fikir ku soo darsanayso la soo xidhiidh:E-mail: subeeriya9@gmail.com or subeeriya9@hotmail.com / fcb, group: Subeeriya foundation ü gudoomiyaha gudida qabanqaabada Munaasibada: Maxamuud Axmed Xirsi Fiigo :4447924 ü gud, xigeenka gudida qabanqaabada munaasibada : Nasser Ahmed Ibraahim:4442363



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured