Qoyska madaxwene Siilaanyo oo aqal weyn ka iibsday xaafada Chelsea ee west London

0
Tuesday July 01, 2014 - 07:44:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska madaxwene Siilaanyo oo aqal weyn ka iibsday xaafada Chelsea ee west London

    London,(xogreebnews.com-Marwada Madaxweyne Siilaanyo Amina Maxamuud Jirde( Amina Weris )ayaa dhawaan Guri weyn oo nooca raaxada ah ka iibsatay xaafada Chelsea ee west london ee cariga ingiriiska(UK).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London,(xogreebnews.com-Marwada Madaxweyne Siilaanyo Amina Maxamuud Jirde( Amina Weris )ayaa dhawaan Guri weyn oo nooca raaxada ah ka iibsatay xaafada Chelsea ee west london ee cariga ingiriiska(UK). London,(xogreebnews.com-Marwada Madaxweyne Siilaanyo Amina Maxamuud Jirde( Amina Weris )ayaa dhawaan Guri weyn oo nooca raaxada ah ka iibsatay xaafada Chelsea ee west london ee cariga ingiriiska(UK).
Gurigaasi ayaa Qoyska madaxtooyadu ku iibsadeen sagaal boqol iyo sagaashan kun oo poundka ingiriiska ah(990.000£) una dhiganta qiyaas ah Hal milion Todoba boqol oo kun oo Dolar( 1.700.000$).
Sababta safarkii ugu danbeeyey ee Marwo Amina Weris ku timid magaalada london waxay ahayd suaalo bankigii guriga ku wareejinayey Amina Weris weydiinayey oo ay ka mid ahayd( Xagaad ka keentay lacagta xadigan leh iyo la kaalay mudadii aad ingiriiska joogtey meelihii aad ka soo shaqeysey si loo ogaado halkaad ka keentay lacagta xadigan leh).

Waxaa cadaatay in Amina Weris aysan weligeed ka shaqeyn cariga ingiriiska balse Amina weis ayaa madaxda baanka u sheegtay in lacagtaasi ay caruurteedu ka shaqeysteen cariga ingiriiska odeygeeduna uu mushaar fiican qaato maadaama uu yahay Madaxweynaha Somaliland
Baankii guriga u kala wareejinayey Amina Weris iyo dadkii ay ka iibsatay guriga ayaa la yaabay jawaabta Amina Weris waxay kale oo la yaabeen in Madaxweyne Dal aan la ictiraafin oo sabool ah uu lacag intaasi le’eg uu mushaar u qaato.
Hadaba akhristayaalow aan Su’aal idin weydiiyee Halkay Amina Weris Lacagta xadigaasi leh ka keentay?
Somalilandcitizen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured