Waraaq furan oo ku socota Mudane A/shakuur Cidin oo ah gudoomiyaha golaha degaanka Berbera iyo gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Saaxil Mr-Digaale

0
Tuesday June 24, 2014 - 20:43:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraaq furan oo ku socota Mudane A/shakuur Cidin oo ah gudoomiyaha golaha degaanka Berbera iyo gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Saaxil Mr-Digaale

    Marka hore iga gudooma saanta islaanka,intaasi ka dib waxaan doonayaa in aan in yara xasuusiyo wax qabadka gobolka saaxil gaar ahaan waxbarashada oo gobolka ugu liita somaliland ,halkay ka ahaan jirtey kuwa ugu horeeya oo ay ka mid ahayd hoyga sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore iga gudooma saanta islaanka,intaasi ka dib waxaan doonayaa in aan in yara xasuusiyo wax qabadka gobolka saaxil gaar ahaan waxbarashada oo gobolka ugu liita somaliland ,halkay ka ahaan jirtey kuwa ugu horeeya oo ay ka mid ahayd hoyga sheekh iyo Marka hore iga gudooma saanta islaanka,intaasi ka dib waxaan doonayaa in aan in yara xasuusiyo wax qabadka gobolka saaxil gaar ahaan waxbarashada oo gobolka ugu liita somaliland ,halkay ka ahaan jirtey kuwa ugu horeeya oo ay ka mid ahayd hoyga sheekh iyo Berbera oo ay ka aasasantay tacliinta somaliland –Aabihii tacliinta Mohud ahmed Ali iyaduna Berbera ayay ahayd.
Hadaba waxaan anigu ku soo arkay indhaheyga tacliintaas oo hoos u dhacdey,sababo badan awgeed;waa marka hore waxa la waayey macalimiin u ehel ama heysta shahaadooyin sare oo gobolka u dhashay—kii heystaeyna wuxuu u haajirey meel uu lacag ka helayo

waa ta labaade ma caawiyaan dadka qoqol joogo iyo dibad jooguba sida gobolada kale ay uga helaan caawimo dhinaca tacliinta iyo waxbarashada.
Dadka oo aan lahayn isku xidhnaan si ay u horumaiyaan wadankooda am gobolkooda waxay ka door bidaan qaad iyo hugri ay ka horimayaan danta guud.
dhaqaalaha ugu badan ayaa ka soo baxa gobolka waxaana lagu maamula musuq iyo meel madow oo raad iyo raandhiis toona ulahayn Berbera iyo somaliland toona –ilaa intii ay dawlad soo martey.
Hadaba waxaan ku boorin lahaa A/shakuur cidin iyo digaale in aad xooga saartaan in ay dhaxal uga tagtaan dhalinta yaryar ee u baahan qalinka iyo buuga iyo malcaamaddaha oo ah meesha lagu soo barbaariyo ubadka xagaa diinta islaamka oo uah fur ecilmiga kale.
A/shauur waad dedaaleysaa ee waxa la yidhi oodo dhacameed siday u kala sareeyaan baa loo kala guraa oo aan uga jeedo baahida wadada aad ku bixineysaan waxa ka horeeya,xagga fayo,waxbarashada,caafimaadka,biyaha iyo leydhka oo aad ay ugu baahi qabaan reer Berbera.
Haddii aad ka soo baxdaan adiga iyo teamka kugu xeerani mahad baad leedihiin oo sidii Ahmed Abi feesood ayaanu shaaricyada Berbera aanu kuu bixin doonaa ,haddi kale sidii kuwii kaa horeeyey uun baad taariikhda Berbera dhinac ka geli.

Dadka liita ee reer daaroole hoos u eeg,oo leh Hind,Arab-yemen,soodaan iyo dadka u dhashay gobolka ilaa laasciidle ilaa bulaxaar waxa kaa saaran masuuliyad weyn oo waa inaad tagtaa oo aad soo eegta waxay qabaan baahi.Indhaha fur,dawlad waa la raacaa laakiin waxa lagu raacaa wanaag ee xumaan iyo nacayb iyo iska horkeen,kooxeysi,qabiil iwm laguma raaco,bal hadda aan ku yara xasuusiyo Bursade oo fadhi jiray kursiga aad fadhido bal weydii waxay isla soo mareen dawladii siyaad barre–taariikhdu way qoran tahay ee u xagli dhicana wasadka ah
waayo waxa aad ku joogtaa codka dadka gobolka saaxil.
Horumar baan kuu rajeynayaa adiga digaale ee u tafo xeyta gobolkiina oo l baratam gobolda kale dhinac tacliinta,waxbarashada,sportiga iwm.
Guul Baan idiin rajeynayaa.
Dr, Abdul Razak Mohdi Essa
Senior Medical Supply Chain Officer
Seha Company-UAE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured