Fadlan Ka Qayb Qaado Caawinta Askariga Dhaawaaca Xuni Soo Gaadhay Isagoo Dalkiisa Difaacaya Oo Gudaha Wadanka Waxaba Lagaga Qaban Kariwaayay–

0
Sunday June 15, 2014 - 17:55:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadlan Ka Qayb Qaado Caawinta Askariga Dhaawaaca Xuni Soo Gaadhay Isagoo Dalkiisa Difaacaya Oo Gudaha Wadanka Waxaba Lagaga Qaban Kariwaayay–

    Shacabka reer somaliland waxaa laga codsanayaa meel kasta oo ay daafaha aduunka kaga sugan yihiin muwaadin ka tirsnaa ciidmada qaranka ee Jiida hore fadhiya oo Dhaawac halis ahi soo gaadhay isagoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka reer somaliland waxaa laga codsanayaa meel kasta oo ay daafaha aduunka kaga sugan yihiin muwaadin ka tirsnaa ciidmada qaranka ee Jiida hore fadhiya oo Dhaawac halis ahi soo gaadhay isagoo

Shacabka reer somaliland waxaa laga codsanayaa meel kasta oo ay daafaha aduunka kaga sugan yihiin muwaadin ka tirsnaa ciidmada qaranka ee Jiida hore fadhiya oo Dhaawac halis ahi soo gaadhay isagoo difaacaya dalka somaliland Iyo Shacabkiisa waxaana soo gaadhay dhaawaac xun oo aan dalka Gudahiisa waxba lagaga qaban karin.

Dhawaan ayay ahayd markii barta internate ka lasoo galiyey Askarigan ka tirsan ciidamada qaranka somaliland oo sixun u naafoobay una baahan dhakhtar dibada ah.

Fadlan ka qayb qaata caawintiisa askarigan dhaawacu soo gaadhay isagoo difaacaya dalkiisa Iyo dadkiisa reer somaliland.magaciisuna waa,Maxamud cabdi Cawale (kilaas).

Kala xidhiidha telefoonkan 00252 63 40 90 912,

Uguna hagaajiso xawaladaha Hargeisa waxii aad Awoodid.

Mahadsanid Muwaadin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured