Madaxweyne Siilaanyo Abaal Xumme:Seediga Ayaad Isaagu Dartay Xabad Iyo Xadhig Iyo Xilka Qaadis.

0
Tuesday June 03, 2014 - 21:52:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Abaal Xumme:Seediga Ayaad Isaagu Dartay Xabad Iyo Xadhig Iyo Xilka Qaadis.

    Cabdilaah abokor cismaan waa siyaasi ay saaxiibo ahaayeen madaxweyne siilaanyo,isaago lasoo hal-gamay wakhtii badan,oo u hiil u baahna madaxweyne siilaanyo,waxaana la ogaa sababta keentay in xilka laga qaado wasiirku xigeenkii hore ee amnigga cabdila

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdilaah abokor cismaan waa siyaasi ay saaxiibo ahaayeen madaxweyne siilaanyo,isaago lasoo hal-gamay wakhtii badan,oo u hiil u baahna madaxweyne siilaanyo,waxaana la ogaa sababta keentay in xilka laga qaado wasiirku xigeenkii hore ee amnigga cabdilaahi abokor,inuu ahaa

Cabdilaah abokor cismaan waa siyaasi ay saaxiibo ahaayeen madaxweyne siilaanyo,isaago lasoo hal-gamay wakhtii badan,oo u hiil u baahna madaxweyne siilaanyo,waxaana la ogaa sababta keentay in xilka laga qaado wasiirku xigeenkii hore ee amnigga cabdilaahi abokor,inuu ahaa khilaafka raggaadiyey xisbul-xaakimka Kulmiye, waxana lagu eedeyey inuu taageeray kana xumaaday dhibaatada joogtada ah e lagu hayo mujaahid muuse bixi , kuwaaso ay ku hayaan xubnaha guulwadayaasha ah ee rali geliyaa madaxweyne doonaayana inuu wadanka ay ka dhaco khal-khal fara-badan.

Hadaba madaxweyne siilaanyo ayaan doonaya inuu talada wadanka isku soo kooba oo u tafaafaaruqa u ka daayo,xilka isaaga lo doortay.waxaan ka codsanayaa inay raali gelin bixiso xukumada u hoggaamiyo falkii foosha xumma ee ay kulaa kacday wasiirku xigeenkii hore ee somaliland cabdilaahi abokor oo hadda ku jiraa xaalad aan lo dul-qaadan karin,maadaama oo caruurtii laftoodi suun aad u xun lagu buufiyey.

Lama ogga sababta intaas le-eeg ee ay xukuumadu cadowada u gaashanayso siyaasiyiinta kasoo jeeda beesha habar-awal.madaxweyne qaabka ay u dhaq-meen ciidmada xaaranta ah ee aad ugu yeedho reer raage waa mid dadka ku kalifaysaa inay hub-ka wadaa urur-sadan oo ay iska ceeliyaan ,mudane wali waanu ku jecelay adiiga ee inamada yar yar ee wasiraadda ah ee kasoo jeeda beeshada waa inaad edeb u yaasha kuwaaso kala ah wasiir xirsi shabab.muhanad qabyaladiistee xoolaha madaarada cune.wasiir waji xunka macdanta,hable faro xummeeyaha ciyaaraha ku faashilmay xilka waa inaad talaabo ka qaado.

Madaxweyne waxaa ay beesha ciise muuse kaaga fadhidaa xaal maadaama oo aad tahay gacalkii beesha lana xidid tahay,waxaa laga sugaya inaad ilaaliso wax —isku ahaan-shaha xilka iyo xididkaba,waxaan kale oo ka codsanayaa inaad taarikh wanaagsan aad kaga tagto xilka oo aad joojiso af-lagaada kasoo baxaysa wasiraadaas aan soo sheegnay,hadaad sidaas sammayso waxaad noqon kartaa nin weyn oo xilka iyo xididkaba ku wanaagsanaaday faataxada lo maro ayuu noqon doonaa.

Qalinkii

Oday Guuleed Warsame cabdi

Berbera/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured