Darasad la ogaaday in uu Xab-xabku dawo u yahay cudurro fara badan

0
Sunday May 25, 2014 - 21:57:13 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Darasad la ogaaday in uu Xab-xabku dawo u yahay cudurro fara badan

    Daraasadan caafimaad oo lagu daabacay website-ka lagu magacaabo Alarabiya.net ayaa waxa lagu sheegay in xabxabku uu u wanaagsan yahya caafimaadka bini aadamka uuna daawo ka yahya cudurrro badan oo ku dhaca dadka sida dhiig karka, kalya xanuunka, dhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daraasadan caafimaad oo lagu daabacay website-ka lagu magacaabo Alarabiya.net ayaa waxa lagu sheegay in xabxabku uu u wanaagsan yahya caafimaadka bini aadamka uuna daawo ka yahya cudurrro badan oo ku dhaca dadka sida dhiig karka, kalya xanuunka, dhanka kale xabxabka ayaa la sheegay in uu ka qayb qaato kobcinta unug-yada jidhka ee sifeeya dhiigga iwm

Daraasadan caafimaad oo lagu daabacay website-ka lagu magacaabo Alarabiya.net ayaa waxa lagu sheegay in xabxabku uu u wanaagsan yahya caafimaadka bini aadamka uuna daawo ka yahya cudurrro badan oo ku dhaca dadka sida dhiig karka, kalya xanuunka, dhanka kale xabxabka ayaa la sheegay in uu ka qayb qaato kobcinta unug-yada jidhka ee sifeeya dhiigga iwmDaraasadan caafimaad oo lagu daabacay website-ka lagu magacaabo Alarabiya.net ayaa waxa lagu sheegay in xabxabku uu u wanaagsan yahya caafimaadka bini aadamka uuna daawo ka yahya cudurrro badan oo ku dhaca dadka sida dhiig karka, kalya xanuunka, dhanka kale xabxabka ayaa la sheegay in uu ka qayb qaato kobcinta unug-yada jidhka ee sifeeya dhiigga iwm

Cilmi baadhayaashan ayaa waxay sidookale ku sheegeen daraasadan ay soo saareen in sidoo kale uu daawo xabxabku ama qaruhu u yahay wadna xanuunka oo kamid ah cudurrada dhibka ugu badan ku hayo bini aadamka, waxaana uu sidoo kale yareeyaa miisaanka jidhka hadii uu sare u kaco waa sida ay sheegeen cilmi baadhayaasha soo saartay daraasadan.

Saynis yahannadan waxay sheegeen inxabxaku uu ka samaysanyahay fitamiinaad badan muhiimna u ah bini aadamka, dadkuna aanay ogeyn muhiimadda uu leeyahay loona baahanyahya in dadka ladareensiiyo faa’iidooyinka uu leeyahya xabxabku.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured