DR MOHAMED ABDILAAHI CUMAR HALYEEYGA QARNIGA

0
Sunday May 25, 2014 - 11:58:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DR MOHAMED ABDILAAHI CUMAR HALYEEYGA QARNIGA

    bulshada somaliland iyo beesha caalamkaba waxa u cad inaan caafimaadka Madaxweyne siilanyo aaanu taam ahayn fiicnayna, si taasi looga shaki saaro bulshada waa tii Odayga la dabaal geeyay si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

bulshada somaliland iyo beesha caalamkaba waxa u cad inaan caafimaadka Madaxweyne siilanyo aaanu taam ahayn fiicnayna, si taasi looga shaki saaro bulshada waa tii Odayga la dabaal geeyay si bulshada somaliland iyo beesha caalamkaba waxa u cad inaan caafimaadka Madaxweyne siilanyo aaanu taam ahayn fiicnayna, si taasi looga shaki saaro bulshada waa tii Odayga la dabaal geeyay si loo tuso indhaha caalamka iyo bulshdaba in uu madaxweynuhu marlabaad uu isa soo shraxi karo.Hadaba waxa si aada uga warhaya madaxda xisbiga kulmiye iyo bulshada indha garatada ahba inaan caafimaadkiisu usaamaxaynin inuu karlabaad uu hago wadanka,
Hadaba waxa qasab noqotay loonana baahan yahay in badalkiisa laga baadi doono xisbiga kulmiye si kastana ha ahaatee waxa taasi si aan caadi aheen uga soo horjeedsaday badi wasiiradaxukuumada siilanyo iyagoo og xaqiiqadiisa caafimaad een usaamaxeen hogaaminta dalka in ka badan intaasi hada la joogo laakiin ka dareen celinaya inay madaxweynihii magacaabay siyaasadiisa musharaxnimo ku mucaaridaan.

Xubno kaloo ka mida xukuumaduna iyagoo waxaasoo dhan og hadana waa ka muquurteen siyaasadaas ah fadhi aan ku foosho ee ay qoska diirato wadaaan.Laakiin waxa intaasoo dhan xiniin iyo xoogba dhaafsaday oo badheedhihiisa cadeeyay Dr Mohamed Abdillahi Omer oo ah wasiirka kaliyaata ee Bulshada somaliland iyo beesha caalamkaba u muujiyay inaanu taam aheen caafimaadka madaxweynahu, Waxa marag madoon ah oon maskaxda fayow ku siinaynin Inaan wasiir mansab sare ka haya xukuumada siilanyo oo aad uga ag dhaw familyga maamula wadanka oo aanay inoo muuqanin in xukuumad uu gadhwadeen ka yahay muuse biixi inaan mansabkan hada uu haya mid dhaafsiisan aanu haba yaraatee ka helaynin aanu ka biyo diideen siyaasada gabowga ah ee siilanyo ilaa isagoo wax Jira oo xaqiiqo ahog mooyeee....Xaqiiqaduna waxa weeji inaanu fiicneen caafimaadka madaxweynuhu oo ay meesha maamulaan Marwada Amina weris,Morgan iyo Xirsi gaab DR, Mohamed waxa uu daboolka ka qaaday in loona baahan yahay si aanay jaanis meesha uga helin xisbiyada kale ee macaaridku in badalkii madaxweyne siilanyo xisbiga dhexdiisalaga baadi doonaaa lkn ay biyo diideen Guulwade iyo Diirato.....
Wabilaahi Towfiiiq





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured