TACSI

0
Tuesday May 20, 2014 - 21:47:37 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI

    Wasiir ku xigeenka Amniga : Cali Max”ed Cilmi Maareeyaha Dekeda Caalamigaa Ee Berbera: Cali Cumar Xoor Xoor Janan ku xigeenka Booliska :C/raxmaan Fooxle Maareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera : Sh. Saleebaan Siciid Cali Madaxa Amniga Dek

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku xigeenka Amniga : Cali Max”ed Cilmi Maareeyaha Dekeda Caalamigaa Ee Berbera: Cali Cumar Xoor Xoor Janan ku xigeenka Booliska :C/raxmaan Fooxle Maareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera : Sh. Saleebaan Siciid Cali Madaxa Amniga Dekada : Saleebaan C/laahi Madaxa Qaybta Farsamada Dekada : Wasiir ku xigeenka Amniga : Cali Max”ed Cilmi Maareeyaha Dekeda Caalamigaa Ee Berbera: Cali Cumar Xoor Xoor Janan ku xigeenka Booliska :C/raxmaan Fooxle Maareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera : Sh. Saleebaan Siciid Cali Madaxa Amniga Dekada : Saleebaan C/laahi Madaxa Qaybta Farsamada Dekada : Xuseen Raaf Madaxa Hawlgalinta Shaqaalaha Dekada: Ibraahim Xaaji Axmed Agaasimaha Shabakada Saaxilpress.com: Xamse Maxamed Jaamac Tafatiraha Shabakada Saaxilpress.com: Aadan Jaamac X Cali Xildhibaan : Maxamuud C/laahi Aw Aadan Dr : Idiris Xaaji Nuur Gudoomiyaha Degmada Laasgeel: Axmed Muuse Uruka qurba Jogta Laasgeel Org Dhaman Xubnahooda Dal iyo dibadba Iyo Ehelka Iyo Qaraabada Marxuunka Dhamaantood Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Marxuun C/risaaq Maxamuud Axmed Godwaa Oo Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Naaso Hablood Ee Magaalada Hargeisa Waxaana Marxuunka Illaahay Uga Baryeynaa Inuu Janno Fardowsa Ka Waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo. Aamiin …… Aamin…….. Aamiin


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured