Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun tacsi ku socota wasiirka caafimaadka

0
Tuesday May 13, 2014 - 20:18:07 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun tacsi ku socota wasiirka caafimaadka

    Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun tacsi ku socota wasiirka caafimaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun tacsi ku socota wasiirka caafimaadka Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga GobolkaTogdheer Mudane Axmed Cali Maxamuud iyo Dhamaan Ganacsatada Gobolka Togdheer waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo dhamaan ganacsatada gobolka togdheer ee uu ka geeriyooday alle haw naxariistee ganacsade Marxuum Maxamed Raage Ducaale ooloo yaqaanay (Shiine Kaare) oo ka mid ahaa ganacsatada gobolka togdheer oo maanta oo ah salaasa 13/05/2014 ku geeriyooday jidka u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa, oo ku geeriyooday Shil baabuur waxaanan ilaahay uga baryaynaa marxuunkaas inuu janatu fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo , aamiin aamiin inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured