Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun

0
Tuesday May 13, 2014 - 08:16:35 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun

    Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun Gudoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa Marxuumiintaas Inuu Jannatul fardawsa Ka waraabiyo dhamaan Ehelkii

Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group

In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun

Gudoomiyaha Shirkadda Somtel Mudane Jaamac Xaaji Maxamoud Cigaal waxa uu Tacsi Tiiraanyo leh u diyaraa Dhamaan Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaanba Shaqaalaha Somtel Ee Ay ka baxeen Marxuumiinta Kala ah:-


1. Marxuum Deeq Siciid Cismaan

2. Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe

3. Marxuum Axmed Nuur Cali

Oo ku Geeriyooday Shil-Taawar Oo ka dhacay Deegaan-ka Xabaalo Tumaalo Oo u dhaw Magaalada Berbera, Innaali laahi wa innaa ilahayhi raajicuun.

Gudoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa Marxuumiintaas Inuu Jannatul fardawsa Ka waraabiyo dhamaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahan Shaqaalaha Somtel Ee ay ka baxeena Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured