Shaacinta Musharaxiinta Xisbiga Bahweynta Kulmiye W/Q Khadar Ibrahim

0
Friday May 09, 2014 - 21:24:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaacinta Musharaxiinta Xisbiga Bahweynta Kulmiye W/Q Khadar Ibrahim

    Tartanku waa shay caadi ah xisbiga kulmiye naa kuma cusuba ee si wada jir ah aya loo tartami doona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartanku waa shay caadi ah xisbiga kulmiye naa kuma cusuba ee si wada jir ah aya loo tartami doona Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland.Iyaado ay ayaamihi hore xisbiga talada haya ee kulmiye oo hogganki loogu soo doortay, waxayna ku ahayd fajac qolada mucaaridka!! Saadalinayay kulmiye wuu burburaya iyo calaacal aan dhamanayn ayuu kulmiye doortay hoggamiyaasha xisbiga si wada jir ah, aya la shaaciyay tartanka musharaxa madaxnimada doorashadda 2015 oo kala yihiin madaxweyne axmed maxamed maxamuud silaanyo iyo gudoomiyaha xisbiga muuse biixi cabdi.Tartanku waa shay caadi ah xisbiga kulmiye naa kuma cusuba ee si wada jir ah aya loo tartami doona , laakin weli dadka ku xiiqsan inuu khilaf kale.ka dhex dhici doona waa habeen xalay tagay !!, xisbiga bahweynta kulmiye shuruuc bu leeyahay oo cidwalba ku socota , laakin mucaaridka waxan ku odhan lahaa ku mashqoola aayehiina siyasadeed.Aqlabiyadda shicibweynaha Somaliland waxay taageersan yihiin bahweynta kulmiye iyadoo xukuumadda maanta talada haysa ay ku guulaysatay barnamiijkii xisbiga inay ufisay 85% , maanta na hadii doorashadda ay dhici lahayd kulmiye wuxu ku guulaysan lahaa 70% tiradda codbixiyaasha Somaliland.Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

W/Q Khadar Ibrahim A
Khadar338@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured