Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL–

0
Saturday May 03, 2014 - 20:34:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL–

    Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL–

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL– Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Oo wakhtigan ku sugan dalka Filand isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka Xibiga Waddani, waxa uu Tacsi gaadhsiinyaa mulkilayaasha KAAH HOTEL, isagoo ka tacsiyaynaya Hantidii ku gubatay galabta fiidkii dab qabsaday Xarunta Ganacsiga ee KAAH HOTEL.
Waxaanu isagoo arikaasi ka hadlaya yidhi “Waxa aan halkan tacsi uga dirayaa Muwaadiniinta Mulkilayaasha KAAH HOTEL oo hanti badni kaga gubatay dab qabsaday galabta fiidkii khasaare balaadhanina soo gaadhay, Waxaan illahay uga baryayaa inuu meel kale ka siiyo hantidaasi khasaaru soo gaadhay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured