Siilaanyow Waa Lakala Adagyahay Ee Sharciga iyo Dastuurka Ayaa Shacabku Dhawrayaan,Wiilasha Aad Adeerka U Tahay Ee Kibirku Madaxmaray Qabo intaan La Biyo Dhiijin.

0
Wednesday April 30, 2014 - 09:36:26 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyow Waa Lakala Adagyahay Ee Sharciga iyo Dastuurka Ayaa Shacabku Dhawrayaan,Wiilasha Aad Adeerka U Tahay Ee Kibirku Madaxmaray Qabo intaan La Biyo Dhiijin.

    Hargeysa---------- Maah maah Somaliyeed ayaa tidhaahda"Ragow Kibirka Waa Lagu Kufaa Taas Ha La Ogaado" hadii aan magaalkan gaaban bilaabo waxaa wadanka somaliland ka socda gardarooyin iyo kibir ay sameynayeen Qoyska Madaxtooyada iyo inta ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa---------- Maah maah Somaliyeed ayaa tidhaahda"Ragow Kibirka Waa Lagu Kufaa Taas Ha La Ogaado" hadii aan magaalkan gaaban bilaabo waxaa wadanka somaliland ka socda gardarooyin iyo kibir ay sameynayeen Qoyska Madaxtooyada iyo inta ku xeerani,waxay albaabada u laabeen oo xidheen dhamaan saxaafadii xorta ahayd,waxay tirtireen oo cabudhiyeen xoriyatal qowlkii dalka somaliland waxay hog dheer ku rideen Dimuqraadiyadii curdanka ahayd ee Qaranka.

Waxaa qoyska madaxtooyadu ku kaceen xatooyo xoolo dadweyne,qabyaalad,qaraaba-kiil,nin toocsi,daandaansi,kibir aan loo meel dayin,hanjabaad iyo wax kasta oo xumaana oo ay kari karayeen.

Qoyska madaxtooyadu waxay ka tageen xishoodkii waxay u qaateen in laga baqayo oo ay dalka ku xukumi karaan bajin,adyad,iyo diktaatooriyad,waxay dhulka jideen oo hadh cad kala direen walaalnimadii,wadajirkii,iyo isjeclaantii shacabka somaliland.

Shacabka Somaliland waa dad nadiifa oo nabada jecel waa dad ilaashanaya calankooda iyo ciidooda muqadaska a ,waa dad ilaashanaya qaranimadooda iyo wada jirkooda .

Shacabka somaliland way arkaan oo way u jeedaan in silaanyo iyo qoyskiisu ku ciyaarayaan Dastuurkii iyo shuruucdii qaranka balse waxay muujinaaan dulqaad io samir farabadan .

Siilaanyo iyo inta ay gacan saarka leeyihiin mid ha ogaadaanWaa Lakala Adagyahay Ee Sharciga iyo Dastuurka Ayaa Shacabku Dhawrayaan,Siilaanyo Waxaan leeyahay wiilaasha aad adeerka U Tahay Ee Kibirku Madaxmaray Qabo intaan La Biyo Dhiijin, adiguna aanad ku danbeyn dariiqii naarta iyo holoca ahaa ee ay mareen Diktaatooradii

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured