Taarikhda ma guurtada ahi way xusi doonta wasiir ka duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi. (Taarikhdu wax-waxbay qortaa dadkuna wuu higsada)

0
Thursday April 24, 2014 - 14:29:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taarikhda ma guurtada ahi way xusi doonta wasiir ka duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi. (Taarikhdu wax-waxbay qortaa dadkuna wuu higsada)

    Waxaa markhaati ma doon ah oo aan maanta la deedi karin,inay taarikhdu tahay shay soconaya kalna saara aadamaha kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, kiisa waxqabtay iyo ka aan wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa markhaati ma doon ah oo aan maanta la deedi karin,inay taarikhdu tahay shay soconaya kalna saara aadamaha kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, kiisa waxqabtay iyo ka aan wax

Waxaa markhaati ma doon ah oo aan maanta la deedi karin,inay taarikhdu tahay shay soconaya kalna saara aadamaha kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, kiisa waxqabtay iyo ka aan wax-ba qabene dulinka dadka ku-dul nool-ba aduunka.waxaana mar walbaa la arkaa kuwo ka xun qofkaas oo ka hinaasa iyaago uga dan leh ku xummeeya wuu idiinka horumarine .

Sidoo kale waxaa xusid mudan in uu wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi uu yahay shikhsi aan la gaban wax-qabadka markasta haystaa wax-qabad uu ku faano isaago la wadaa ogaa sidaa uu ka dhigay madaaradi dalka o maanta uu eg-kuwaa ku yaalla aduun-weynaha una eeg-kuwaa dawladaha waaweyn waxaana wax lagu faano,marka laga hadlaayo, wax-qabadka muuqdaa oo aan qarsooneyn maanta qofka kasoo degga madaarka caasimadda iyo madaarka Berbera waxaay ulaa ee kaata inay ku dageen garoon ku yaalla wadanka Uk

Dadka aqoon gaabka ah ee isku khalda siyaasadda xisbiga bahweynta ah ee kulmiye iyo beelaha walaalaha ah iyaago ka hinaasa qababka kolbaa ay uu jihaayso siyaasadda oo aan hayn jid ku ka habowday waa mid ka wadaa-farxisaa ummadda waxana fiican inuu qofku fahmo shaqada ciida uu wax ka qoraayo .uma jawaabaayo cid balse aan idiin iftiimyo wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada ka uu yahay waa kuma maxamuud xaashi cabdi

Waa siyaasi daacad ah waxaana taas daliil uu ah markaa uu la hadlaayo warbaahintaa waxaa uu sheega waa wax ku saabsan shaqadiis oo aanu la gaban haday cilaadi ku timmaado iyo haddi kalaba waxaana lagu yaqaana dul-qaad badni waxaa intaas uu si dheer waa siyaasi runtii bilaa godob ah

Sidoo kale waxaa lagu yaqaana ina xaashi waxaa uu jecel yahay inuu u shaqeeyo shacabka somaliland ee u xilka uu hayo wana wasiir qaranka baal-dahab ah kaga jiraa isaago aan ka hab-saamin shaqaadiisa waana ka mamnuuc inuu ku baxo safarada lo yaqaan tamash leyntaa

Isku soo wadaa duubbo waxaa masuulkani uu yahay mid wax badan ka qabtay gobolada uu kasoo jeedo waxana la hawada ogga inuu ahaa shikhsiga ugu doorka weyn ee ahaa ka keliya ee ka qayb qaatay horumarka wadan siibaa dhis-maha wadaada ceerigaabo oo uu ahaa isku soo dubba ridaaha wadadaas

Waxaana la wadaa ogaa qababka turxaan bixinta ee uu ka qayb qaatay wasiir maxamuud beesha uu kasoo jeedo dadkaas oo deegaanka gobolka sanaag waana siyaasi ay ku qanacsan yihiin,shacabka walaalaha ah ee wadaa degga gobolka wanay ku faanan wasiirka duulista iyo hawada oo u ah mid ay uu daba fadhiistaan dawladooda oo ay ku ixtiraaman.

Waxanay bulshada somaliland ay u markhaati furtay wasiirka duulista inuu yahay muwaadin jecel wadankiisa oo ka shaqeeya horumarkiisa wana wasiirka hoy-ga uu noqday abaha wax-qabadka xukumada madaxweyne siilaanyo

Qalinkii

Xasan Jirde Aw maxamuud

Tel 4778586

Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured