Dhacdooyinkii Is-daba Jooga Ahaa Ee Ay Xukuumadda Siilaanyo Kula Kacday Xoriyatul-qawlka xasuuso Xukunkii Hubaal,Afar weriye oo la xukuamay,Kii Haatuf.

0
Wednesday April 23, 2014 - 20:26:09 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdooyinkii Is-daba Jooga Ahaa Ee Ay Xukuumadda Siilaanyo Kula Kacday Xoriyatul-qawlka xasuuso Xukunkii Hubaal,Afar weriye oo la xukuamay,Kii Haatuf.

    bada-yaaqadii sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2013 ayaa la xidhay koox ka mid ah saxaafadda dalka kuwaaso maalintaas la qabtay ka xummaa dhacdo ka horeysay oo niman askar ahii ku sammeeyen xarunta wargeyska Hubaal kaaso goor habeenimo ah lagu weeraray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

bada-yaaqadii sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2013 ayaa la xidhay koox ka mid ah saxaafadda dalka kuwaaso maalintaas la qabtay ka xummaa dhacdo ka horeysay oo niman askar ahii ku sammeeyen xarunta wargeyska Hubaal kaaso goor habeenimo ah lagu weeraray xafiiskooda

bada-yaaqadii sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2013 ayaa la xidhay koox ka mid ah saxaafadda dalka kuwaaso maalintaas la qabtay ka xummaa dhacdo ka horeysay oo niman askar ahii ku sammeeyen xarunta wargeyska Hubaal kaaso goor habeenimo ah lagu weeraray xafiiskooda loolana badheedhay dil lasoo abaabuleyn taaso bartil-maameedkuna ahaa in la khaarijiyo gudoomiyaha wargeyska Hubaal, taaso ay ninaamka la cadeeyeyinay yihiin,askartu ay rasaas la beeg-sadeen masuuliniyiinta ayaa xabadku dhacday gidaar halkay fadhiyeen,waxaana goobtaas ka dhacday arrin murugo leh taaso ceebteedana dusha ay ka saaran tahay xukuumada siilaanyo

Dhacdaadi labaad ee lagula kaco saxaafadda wakhti ay ku hawlanaayeen,gudaashada shaqo maalmeedkoodi waxaa laga taxabay afar weriye goob ku dhow agaagar wasaarada arrimaha gudaha kuwaaso maalintaas ka xumaa ninka lasoo abaabuley ee hadana laga siidaayey xabsiga kaaso geystay dil

Afartaas weriye ayaa la geeyey meel ay saxaadeedu aad uu xuntay oo aan loo ogoleyn inay cidii aragto xataa eheeladooda oo aan booqon karayn wariyaashan ayaa la karantimmeyey hadana markay xidhnaayen, mudo waxaa la geeyey maxkamada siilaanyo taaso rummaan garaysay isla markaasna ay hayeen lix habeen waxaana dhacdo layaabka badneyd ee ku dhacday afartaas weriye ay ahayd markii ay damaanad kusoo daysay laba haween ah oo ka mid ah dawladda tacadiga warbaahinta xalaashatay kuwaaso kala ahaa wasiirada waxbarashada marwo samsam cabdi aadan iyo gudoomiyaha xasuuqal insaanka marwo Fadxiya Jaahuur kuwaaso weriyaasha ka cod-saday inay dul qaatan arrinka maxkamadana ay ka far-daamin doonaan.

Hadaba waxay maxkamada ku socotay afartaas weriye muddo ku sugaan sadeex bilood taaso aakhirkiina lagusoo af-jaray laba qodob oo la sheegay inay maxkamadu dan mooday oo ahayd markii weriyaashan lagu waayey danbi waxaanay maxkmadu go’aan-satay in la dhex-dheexaadiyo dawlada iyo saxaafadda waxaana weriyaashaas sadeex ka mid ahaa lagu xukumay min lix boqol oo shilika somaliland hal midka kaleena la fasaxay weriyaashaas oo kala ahaa siciid khadar cabdilaahi bulsho Tv-cabdisalaan cabdi rashiid bulsho-tv- Cabdi casiis bashiir nuur tafatiraha web-xogreebnews xasan maal dhidar oo ka hawl geli jiray unersal tv- taaso oo ay maxkamadu uu aragtay mid dhex dheexaadin ah manay xumaysan warbaahintu

Hadaba intaas wixii ka danbeeyey waxaa dhacday ariimo kale oo qaybka ahaa cabuudhinta saxaafada waxaana hadaa ugu danbeysay ariinta wargeyska Haatuf kaaso ay la wareegtay xukuumadda dulmiga ku haysaa saxaafada wadanka,waxana dhacdo layaabka badani tahay maadaama oo hadda ay maxkamaddu isku bedeshay meel laga maamul madaxtooyada oo cidi ay doonto usoo xukunto

Isku soo wadaa duubo xukuumadda sidaa dimu-quraadiayada ahayd looso doortay ayaa noqotay mid ku fashilantay inay dhawrto xoriyaatul qawlka dalka

Qalinkii

Xasan Faarax Guuleed

Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured