Wasiirka arrimaha dibada oo berbera dhaxal wareejiyey

0
Tuesday April 22, 2014 - 08:19:07 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka arrimaha dibada oo berbera dhaxal wareejiyey

    Sidii uu u soo galay Shaqada wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dadaalay sidii uu lacag u urursanlahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidii uu u soo galay Shaqada wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dadaalay sidii uu lacag u urursanlahaa

Sidii uu u soo galay Shaqada wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dadaalay sidii uu lacag u urursanlahaa oo uu isu sharaxo madaxweynaha Somaliland (SL) ee soo socda hal sano ka bacdi. Anshaxumada lacagdoonka degdega ah ayey waxay ku kaliftay inuu farageliyo wasaarado aan tiisa Ahayn. Waxa ka mid ah wasaradahan ama hayadaha madaxabanaan, dekeda Berbera. Intaanu laba wiig joogin shaqadiisa ayuu si cadaan ugu badheeday Mareeyaha dekeda Mudane Cali Xoxor oo uu laba dibleeyey sida uu u fahmsiin lahaa qadiyada Bollore oo ah shirkad fransiis ah. Arinka dekeda Berbera waxa kala shaqaynaayey shirkad loyera (Lawyers) ah oo u dhashay dalka ingriiska. Shirkadaa oo u horkacayo ni la yidhaado (Jason Daniel McCue) oo dliaalista afrika ku cano maalay Maxamed Bixina ay wax wada dilaalayeen mudo ka badan 20 sano. Arrimahan wasiirka khaarjiga iyo saxiibkiisa ingriiska ah waxay ka shaqanyaeen mudo 2 sanadood oo ay abuurkeeda iyo maal gelinteeda ka shaqaynayeen. Shaqadan wasiirnimadana way ka wada tashadeen sidey ugu hirgelilahayd hawshoodu dekedu. Ninkan ingriis waa nin ku shaqo leh arrimaha nabadgelyda oo aan wax aqoon aan u lahayn dekedu iyo arrimaha bada la xidhiidta. Marka aad geleyso deked maamulid had iyo jeer waxa la qaata niman aqoon badan u leh dekedaha caalamiga ah, laakinMaxamed wuxu door biday saxibkiisa uu wax la cuni karo. Ninkan wuxuu leeyahay shirkad la yidhaahdo (Moda Alliance Group) oo ka hawl gasha arimaha nabadgelyada. Shriikadihii hore dawlda kala xajoonayey arimaha dekeda dawladu waxay adeegsanjirtay niman khubara ah oo ku xeel dheer arimaha dekedaha laakin wasiirku cidna kamuu xadhig xidhan ee saaxbkii (Jason McCue) ayuu ula gurguurtay. Waxa marka wasiirka iyo saxiibkii sameeyeen shirkad gooniya oo loo xil saaray inay la xaajooto Bolore oo ay u bixiyeen (Berbera Development Company, BDC). Shirkadan oo ay wasiirka iyo ninka saaxibkii kula shurkeen niman kale oo kala ah ingriis, jabuutiyaan, iyo kaneedian u dhashay Somaliland. Nimankaa oo lakala yidhaahdo (John Richrad Moore) oo ah ingriis, Ibrahim Ali Yusuf iyo Ahmed Mohamed Abokor. Ninka la yidhaahdo Ahmed Mohamed Abokor wuxuu ku noolyahay magaalda jabuuti waxaanu la shariig yahay Madaxweynaha Jabuuti. Wasiirku wuxu aad ugu dadaalay inuu xantiisa foogeeyo oo uu la shurko dad ajaanib iyo shisheeya ah si aan sheekadiisu usoo bixin. Maxamed bixii siduu u radd gato wuxuu ku gacan laabtay wasiirka ganacsiga (Maxamed Cabdillaahi Omar) iyo maareeyaha dekeda Cali Xorxor isga oo aan u sheegin sharikdahan isaga u qarsoon oo uu daboolka ka saaray. Waxan aan halka ku soo qoray ma aha wax aan anigu alifay ee waa warar lagu soo qoray wargeyska afka dheer ee loo yaqaano (the Indian Ocean News letter) oo lagu faaleeyo arimaha qor kasoo bax Afrika. Waa jariidadan loogu talo galay inay akhristaan dadka raba inay wax ka ogaadaan dalalka ku yaala cadceed soo baxa Afrika. Waxan idiin ku soo leefaqayaa jaridatan sidaad u ogaataan waxa uu wasiirkeeno ku mashqullka yahay. Markii uu Wasiir kaharajigu manjo habaabiyey Cali Xorxor iyo wasiirka ganacsiga ayuu sharkadiisa uu dhiibay siday ula xaajoodaan shirkada dekedha Bollore. Waxan Kharajiga aad ugu waanin lahaa inuu talada wax ka siiyo maareeyha dekeda madaama isaga iyo shirkadiisu (BDC) aanay waxba ka aqoon dekedaha. Cali Xorxor 20 sanadood ayuu deked tagnaa adiga iyo saaxibadaa riyo kamaad daawan deked. Waxad u nasiib daro ah ninkii aynu is lahayn manta ictiraaf ayuu somalilnad u raadinayaa wuxuu u xuslinayaa musunaasaq iyo qaraabo kiil,

Isku soo wada duuboo wuxuu ku riyoonayaa waxa aan u suuro galayn oo ah inuu dekedii berbera hoos geeyo jabuuti

Halkan waxa ku lifaaqan cadaymo cad oo qofwaliba ku qanci karo .

BERBERI WAX GO LAGU QAADO KA WAYN

Xasan jaamac wardheere Tel 0033 123 456 67 france

email wardheere101@gmail.com

on Daniel McCue

The BritonJason Daniel McCue, 44, does not only deal with security issues via hisMODA Alliance Groupof which he recently formed a subsidiary in Djibouti. He also campaigns on behalf of the Somaliland government for international recognition of this State in the North West of Somalia, which declared itself independent many moons ago. Jason McCue also founded a company in London in April calledBerbera Development Company(BDC) which works with the Hargeisa government to find a concern prepared to invest in developing and operating the port of Berbera. McCue and his partners in BDC are very ambitious: they want to raise over $2 billion in investment funds to turn Berbera into a logistic hub for the whole region. BDC has three directors in addition to McCue: the BritonsJohn RichardMoore, 45 (who headsJohn Moore & CoLtd) andIbrahim Ali Yusuf, 41, plus the CanadianAhmed Mohamed Abokor, 48. The latter lives in Djibouti, where he owns a stake in the firmAfro Shanghai-Djiboutiin partnership with the businessmanMohamed Said Guedi, anIssaklike Djibouti’s First Lady

n°1377 - 04/04/2014SOMALILAND

BUSINESS CIRCLES



Who Bolloré has to talk to in Berbera

Hargeisa has instructed a British lawyer to negotiate with the French group Bolloré to hammer out the details of the agreement to manage Berbera port.

Meetings began about two weeks ago between representatives ofBolloré Africa Logisticsand the British law practiceMcCue & Partnersto work on an agreement for the French group to run Berbera port. In fact, several months ago the Somaliland government instructed the firm’s main partner,Jason Daniel McCue, 44, to look for funding to develop the Berbera corridor towards Ethiopia. This is a vast project including an oil pipeline, estimated to cost a total of around $2.5 billion. This mandate was attributed to theBerbera Development Company(BDC) founded by McCue in London in April 2013 to make the Somaliland port into a logistics hub for the whole region.

McCue and BDC have consequently also become Bolloré’s primary contact points for Somaliland. BDC has three directors in addition to McCue, who is interested in security via hisMODA Alliance Group. They are the BritonsJohn Richard Moore, 45, who headsJohn Moore & CoandIbrahim Ali Yusuf, 41, plus the CanadianAhmed Mohamed Abokor, 48. The latter lives in Djibouti, where he is in partnership with the businessmanMohamed Said Guediin the companyAfro Shnagai-Djibouti. He is also one of the directors ofPontus Marine Ltd(ION 1359) — an industrial fishing company in Somaliland founded last year in London — alongside the British lawyer from Somaliland,Mohammed Yusefwho is moreover the founder ofInvictaCapital. Pontus Marine has one heavyweight as a non-executive director: the Conservative MPHenry Bellingham, a former Parliamentary Under Secretary of State at the Foreign and Commonwealth Office in charge of African affairs.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured