Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga boliska oo wada shirqoolo Dahsoon oo ay xabsiga ugu taxaabayaan Gudoomiyihii hore mujaahid Qawrax Muuse xuseen

0
Saturday April 19, 2014 - 20:39:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga boliska oo wada shirqoolo Dahsoon oo ay xabsiga ugu taxaabayaan Gudoomiyihii hore mujaahid Qawrax Muuse xuseen

    Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga booliska ayaa baryanhandanbe wada shir qoolo dahsoon oo ay rabaan inay xabsiga uugu taxaabaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga booliska ayaa baryanhandanbe wada shir qoolo dahsoon oo ay rabaan inay xabsiga uugu taxaabaan Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale iyo taliyaha saldhiga booliska ayaa baryanhandanbe wada shir qoolo dahsoon oo ay rabaan inay xabsiga uugu taxaabaan Gudoomiyihii hore ee Mujaahid Qawrax Muuse xuseen oo sadex sano kahor ay xidheen Gudoomiye xaashi iyo Taliyaha saldhigu iyadoo madaxweynaha Somaliland kusoo daayey amar madaxweyne iyadoo mamulka wajaale ka arimiyaa ay beegsanayaan odayaasha iyo haldoorka magaalada ayaa waxa isasoo taraya hanjabaadaha iyo caga juglaynta lagulakacayo dadka wax garadka ah ee degen magaalada togwajaale iyada oo qaarkamidana laxidh xidho arintan oo keenikarta iskudhacyo beelaysan oo iskubadalikara gacankahadal taasina keeni karto amniga magaalo ganacsiga wajaale inuu noqdo mid aanwanaagsanayn sabatoo ah waxa ka faaidaysan kara dad aan danaynayn degenaashaha iyo horumarka wajaale iyado oo ay jiraan beelo waxtabanaya oo aan cidi daaha karogin cabashadoodii huursanaanta iyo cabudhka jira ayaa waxa dhici karta beelaha deeganka wajaale ee aan saami ku lahayn hogaanka degmada ay ka suurtawdo marka labeegsado haldoorkooda iyo cuqaashooda inay udiyaar garoobaan qorshe kasta oo ay kaga hortagayaan shaqsiyaadka xilkii qaranku u igmaday uga faa,idaysanaya inay ku waxyeeleyaan rag ay siyaasada kukala aragti duwanyihiin horena ay isuhayeen amaba ay kashikiyaan cidkasta oo ay ka dareemaaan karti hal adaygnimo iskukalsooni kasbanakara bulshada uu kudhex noolyaha ee reer togwajaale waxaa looso diyaariyaa shirqolo kadhan ah si amnigiisa tashwiis loogaliyo ama lagu cabsi galiyo dhacdooyinkan oo maalmahan udanbaysay ay hadal hayaan bulshadu

Sikastaba ha, ahaate waxaa isasa soo taraya kalashakiga iyo madmadowga soo kale dhexgalay beelaha walaalahaa ee wadegen wajaale iyodoo laga dhex hurinayo colaad iyo dagaal sokeeye oo dhaca waxakale oo iyaduna mesha ka maqan haanaan maamul oo cadaalada ku shaqeeye iyado anay jirin maamul khibrad iyo aqoon uleh iskuxidhka bulshada iyada oo cadaaladaradu xadhkaha soo goosatay bulshadii walalaha ahayd ay ku keentay kalaqaybsanaan
cabdilaahi cabdi buraale
wajaale somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured