“Anigu KHAATUMADA Somaliland Ayaan Ahay….Indha Sheelna Waa…..”Xildhibaan Indho Indho

0
Saturday April 19, 2014 - 17:24:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Anigu KHAATUMADA Somaliland Ayaan Ahay….Indha Sheelna Waa…..”Xildhibaan Indho Indho

    Hargeysa( Xogreebnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa( Xogreebnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Hargeysa( Xogreebnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.



“Wuu ogyahay in Somaliland la yidhi Labad dawladood u wada hadla ,waxaan beesha caalamka iyo dawlada maraykanka u sheegayaa in uu xasan sheekh Maxamuud qodobadii Somaliland iyo Somaliya ku heshiiyeen ee caalamku ansixiyay uu Jabiyay”

“Garoowe ilaa kismaayo ayaad madaxwayne u tahay Anaga madaxwayne waxa noo ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) “

“Ninka Indho sheel la yidhaah ee aan Xildhibaanka u ahay Inuu Diyaarad raaco oo uu xasan isla soo sawiro Waanu arkaynaa, Aniguna KHAATUMO-da Somaliland ayaan ahay Indho sheelna waa Khaatumada Xasan Sheekh Maxamuud”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured