Dahabshiil Waa Daryeelaha Dadweynaha Soomaaliyeed

0
Saturday April 19, 2014 - 14:25:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dahabshiil Waa Daryeelaha Dadweynaha Soomaaliyeed

    Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkada dahab shiil group waa shirkad intaa badan ka shaqaysaa horumarka ummadda soomaaliyeed iyaado dhinaacyo badan ka caawiya dadweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkada dahab shiil group waa shirkad intaa badan ka shaqaysaa horumarka ummadda soomaaliyeed iyaado dhinaacyo badan ka caawiya dadweynaha

Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkada dahab shiil group waa shirkad intaa badan ka shaqaysaa horumarka ummadda soomaaliyeed iyaado dhinaacyo badan ka caawiya dadweynaha ku kala nool daafaha dunida,waxaanay intaa badan ku hawlan tahay sidi ay soomaalidu ulaa jaan-qaadi lahayd dunida casriga ah.Shirkada somaaliyeed, ee dahabshiil waa mid aan gacmaha ka laaban cid kasta oo uu baahan gar-gaar bina aadanimo,taaso ay ka geysato daafaha aduun-weynaha ee ay soomaalidu ku nooshay,waxaana lagu yaqaana inay baahi-tirto shacabka soomaaliyeed kuwaaso ay kala foggeeysay colaadaha aafeeyey soomaalida kuwaaso ku kala fir-dhay qaaradaha aduun-ka oo ay soomaalidu kala joogto

Waxaanan xasuustay wakhtiyadi inaa soo maray dhacdo xanuun badan oo ka dhacay gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Beledweyne oo ay ka dhacday arrin masiibo ah taaso ahayd fataahadda webiga oo si aad ah u buux-dhaafay barakaciyeyna dad aad uu badan kuwaaso ku guryo belay isla markaasnauu baahday gar gaar binaa aadamnimo iyaado shirkada dahabshiil ay ahayd shirkada keliya ee ugu hor gur-matay dadka muslimka ah ee taabaaleysan sababtuna tahay mulkiilaha shirkada dahabshiil Mudane Maxamed Siciid Ducaale oo ah shikhsi ilaahay uu dhaliyey naxariista kuna wanaagsan xagga caawimada dadka tabaaleysan

Sidoo kale shirkadani waa ta keliya ee mar walbaa garab taagan kaalinteedana ka qaadata wax kastaa oo la qaba-naayo haday tahay dhinaaca wadooyinka iyo waliiba haday tahay xagga xawaaladaha lacagta laysaagu xawiilo oo ay kaalinta koobaad kaga jirto shirkadani waxana taas markhaati kaaga ah kaalintii mugga lahayd ee ay shirkada Dahabshiil iyo daadaalki dheeraadka ahaa ee ay kaga hor-tagtay dhacdaadi foosha xummayd ee dawladaa ingrisku joojineysay habka xawaaladaha lacagta iyaado shirkada hadaf-keeda koobaad ahaa,maadaama oo ay soomaalidu tahay dad intaa badan laga soo masruufo dalka debediisa waxaay is dublumaasiyadi ku jirto ay ugu guuleysatay inay hor istaagto xayiraadiuu waday Bangiga laga leeyahay dalka Ingiriiska ee Barclays waxanay aakhirkii al-baabada uu furtay inay shaqeeyan xawaaladaha soomaalidu leedahay dalka Ingiriiska .

Hadaba waxaan uga dan-leeyahay maqaalkan in aan lagala masuugin shikhsiga uu heelen horumarka wadankeena ina tafaxa-xaydan adeega bulshada soomaaliyeed isaagoon ka eega nayd daan gaar ah balse hadafkeedu ku salaysan yahay sidii ummadda walaalaha ah ee kala filiqsan aduunyada daafaheeda waxaana marag ma doon ah maanta inay shirkada Dahabshii tahay ta keliya ee ku hawlan sidi bulshada soomaaliyeed isku sakhiri lahaa inay wax isku xawililaaha lacagta ay uu dirayaan eheelaadooda hadaanu maanta jirin shirkada Dahabshiil waxaa xidhmi lahaa habka lacagta laysaagu xawiilo ee xawaalada madaxa-banaan

Waxaaynu qormooyin ka danbe kusoo qaadan doona wax-qabadka mutadaawacnimad ah ee ay shirkada dahabshiil uu fidiso shacabka soomaaliyeed ee ku fidsan aduun weynaha la soco.

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured