Shirkii dib u heshiisiinta oo soo gabagaboobay iyo wafdigii Raysulwasaaraha oo Muqdisho ku laabanaya

0
Friday April 18, 2014 - 20:59:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii dib u heshiisiinta oo soo gabagaboobay iyo wafdigii Raysulwasaaraha oo Muqdisho ku laabanaya

    Hargeisa(xogreebnews,com-Waxaa goor dhawayd la soo afmeeray shirkii dib uheshiisiinta Beelaha Jubaland kaas oo saaka ka furmaya xarunta Baarlamaanka maamulka Jubaland.Shirkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews,com-Waxaa goor dhawayd la soo afmeeray shirkii dib uheshiisiinta Beelaha Jubaland kaas oo saaka ka furmaya xarunta Baarlamaanka maamulka Jubaland.Shirkan Hargeisa(xogreebnews,com-Waxaa goor dhawayd la soo afmeeray shirkii dib uheshiisiinta Beelaha Jubaland kaas oo saaka ka furmaya xarunta Baarlamaanka maamulka Jubaland.Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen dhamaan ofayaasha iyo waxgaradka Beelaha ku dhaqan Jubaland ayaa waxaa kasoo qeyb galay Raysulwasaare Cabdiweli,madaxda maamulka Jubaland,IGAD,safiirka Ethiopia,wasiiro,xildhibaano,siyaasiyiin iyo odayaasha dhaqanka.
Shirkan oo ahaa mid dib uheshiisiineed ayaa la isku waafaqay in laga wada shaqeeyo nabada iyo horimarka Jubaland ayna iska kaashadaan dowlada iyo mamaulka Jubaland.Waxaan inshaa Allaahu goor dhawayd idiin soo gudbin doonaa warmurtiyeedkii laga soo saaray shirka.

Dhanka kale wafdigii Raysulwasaaraha ayaa maanta si rasmi ah usoo gabagabeeyay safarkoodii Kismaayo waxaana lagu wadaa in galabta ama bari dib ugu laabtaan magaalada Muqdisho.
XAFLAD RW6


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured