GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO DALKA SOMALILAND SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYEY–(daawo saawiro)

0
Friday April 18, 2014 - 20:46:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO DALKA SOMALILAND SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYEY–(daawo saawiro)

    Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal International Airport ka soo degay ka dib markii uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal International Airport ka soo degay ka dib markii uu Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal International Airport ka soo degay ka dib markii uu dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed.
Garaadka oo ay wehelinayaan Wasiir ka tirsan Khaatumo State iyo Marwadiisa oo iyagu ka soo Duushay Dalka Somalia kuna kulmeen Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal, ayaa Soo dhawaynta Garaadka maanta Caasimada Somaliland aad looga Dareemayey iyada oo Runtii aanay u kala Hadhin Xukuumad iyo Shacbiguba.Waxaana Xasuus mudan in Madax-dhaqameedka qaybihiisa kala Duwan oo ay Hogaaminayaan Boqoro, Garaado, Sulaadiin, Cuqaal,Xildhibaano iyo Waxgaradba Somaliland.
Download IMG_0067.JPG (144.7 KB)Download IMG_0068.JPG (152.7 KB)Download IMG_0071.JPG (150.5 KB)Download IMG_0074.JPG (142.5 KB)Download IMG_0076.JPG (141.1 KB)Download IMG_0077.JPG (142.6 KB)Download IMG_0118.JPG (139.2 KB)Download IMG_0126.JPG (162.5 KB)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured