Wasiiro Xukumadda Silaanyo Ka Tirsan Oo Xubno Maamulka Khaatumo Seeg Wada Hadal Kula Leh Dalka Jabuuti

0
Friday April 18, 2014 - 08:47:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro Xukumadda Silaanyo Ka Tirsan Oo Xubno Maamulka Khaatumo Seeg Wada Hadal Kula Leh Dalka Jabuuti

    Hargeysa(xogreebnews.com-xoggo anuuhelnay ayaa tibaxayaan inay jabuuti ku tageen wadahadal dhexmari doona Laba Xubnood oo ka tirsan mahelnay ulka Khaatumo State hase yeeshee ka soo kicitimay Muqdisho .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-xoggo anuuhelnay ayaa tibaxayaan inay jabuuti ku tageen wadahadal dhexmari doona Laba Xubnood oo ka tirsan mahelnay ulka Khaatumo State hase yeeshee ka soo kicitimay Muqdisho . Wasiirada Xukumada Siilanyo oo kala ah wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan,wasiirka hawlaha guud Cabdirirsaaq khaliif (Dawdar) iyo wasiirka qorsheynta Sacad Cali Shire ayaa u tegay Djabouti inay halkaas kulamo kula qaataan Garaad Jaamac Garaad ismaaciil iyo Cismaan Axmed Ay-jeex oo labadooduba ka tirsan khaatumo State,kana soo cadhoodey Xamar.
Labadan xubnood ee ka tirsan Maamulka Khaatumo State oo Shalay Subax ka soo duulay Muqdisho ayaa diyaaradey saarnaayeen ku hakatey Madaarka Hargeysa hase yeeshee sida xogguhu sheegayaan kamay soo degin diyaarada balse waxaa diyaarad gudaheeda kula kulmay oo u sii raacay Djabouti sadexdaa wasiir oo ay hore balani ugu qorsheynayd inay Djabouti ku kulmaan,waxana sida xogguhu sheegayaan wadahadaladoodu ka sii bilaabmeen diyaarada gudaheeda ,waxayna ku wada degeen isku Hotel welina waxaa u socda wadahadlo inkastoo aanay weli wax natijo ah soo saarin.

Isku soo wada duuboo sida xogguhu sheegayaan waxaa suurtogala in labadaas xubnood eek a tisran maamulka Khaatumo State heshiis la gaadhaan wasiirada kana soo degaan Madaarka Hargeysa Maalmaha soo socda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured