Wasiir Cukuse Oo ku Guul-dareystay Inuu Hanto shaqaale weynaha wasaarada Warfaafinta Dhaafi La”na Sidii U Maareeyaha Tv-ga Qaranka Banaanka Uu Dhigi Lahaa

0
Thursday April 17, 2014 - 21:36:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse Oo ku Guul-dareystay Inuu Hanto shaqaale weynaha wasaarada Warfaafinta Dhaafi La”na Sidii U Maareeyaha Tv-ga Qaranka Banaanka Uu Dhigi Lahaa

    Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse ayaa ku guul-daraystay xilka wasaaradaas iyaado markii hore la rejeynaayey inuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse ayaa ku guul-daraystay xilka wasaaradaas iyaado markii hore la rejeynaayey inuu

Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse ayaa ku guul-daraystay xilka wasaaradaas iyaado markii hore la rejeynaayey inuu yahay shiikhsi aqoon badan uu leh wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelinta somalailand balse taasi ay noqotay Hal bacaad lagu liisay,waxaana showaan isla oog-saday shaqaale weynaha warfaafinta oo sidaa fiinta uga qayliyey cadaalad darada uu ku hayo wasiirkan is mahadiyey,isaago masuulkani dhaafi waayey inuu sidaa hablaha yar-yar ee xinka yaqaana uu la xintaamaayo maareeyaha Tv-ga qaranka oo u madaxweynuhu ku madax baneeyey digreeto taaso uu wasiir cukuse iska dhego tiray.

Todobaadkan ayaa waxaa wasaarada warfaafinta somaliland waxaa ka dhacay dhacdo yaab badan taaso xasuus weyn ku reebtay hawl-wadeenaadaa warfaafinta iyo dadka ka faalooda siyaasadda ,kuwaaso dhamaan-tood ay ku noqotay fajac iyo lama arag kadib markii laga war heelay wasiirka warfaafinta iyo qaarka mid ah shaqaale weynaha wasaaradda warfaafinta oo la hor yimi wasiirka cabashooyin tira beelay kuwaaso ku qarqiyey tabashadooda waxaana laga wadaa war heelay wasiirka iyo agaasimaha wasaaradaas kuwaaso si cadaan ah looga gar heelay

Waxaana jiraa dhacdo kale oo wasiirku ku haftay digreeto kale oo u ku walaaqay masuuliyiinta waax-yaha kala duwan oo warfaafinta isaago cukuse soo saaray war-qad uu sheegay inay tahay digreeto oo u kusoo xardhay masuuliyiinti warasadaas oo u sheegay inuu sammeeyey isku shaan-dheyn lixaad leh taaso ahayd mid aanay fahminbaa cid kasta oo akhrisatay lamana ogaa wasiirka inay taasi ka ahayd aqoon iyo inay ahayd mid u soo saaray isaagoon ku sugnayd xaalad caadi ah

Hadaba madaxweyne waxaa wasaaarada warfaafinta hadaa ka jiraa colaad ka dhex socota shaqaalaha taaso uu sababteedana lahaa wasiirka aad u magacaawday wasarada oo ah qof aan kasoo bixi karin, xilka aad uu igmatay oo aanu qaadi karin waxaanay wasaaradi warfaafintu isu bedeeshay meel looga kala war-qaado wasiirka iyo maareeyaha oo aan isku calool wanaag-sanayd taasina waxaay dhaawac ku tahay hanaanka dawlad nimo ee qaraankeenu ku dhisaan yahay

Waxaa kalee oo jiraa musuq-maasuq baahsan oo ka dhex jiraa wasaarada warfaafinta iyo wac-yi gelinta,kaaso ah mid aan daah- saareyn maadaama oo ay qaybo shaqaalaha ka mid ahii anay bilo arag mushahar-koodi taaso dhaawacaysa dawlad nimada iyo karaamadaa uu leeyahay madaweynaha qaranka somaliland oo isaagu uu heelan sidii wadaanka ay shaqo loogu abuuri lahaa dhalinyarada wadankeena oo in badani ay tahriibeen,waxaana jiraa inay qaarka mid ahii hawl-wadeenada wasaarada warfaafinta oo doonaaya hadaa inay ka tahribaan maadaama oo ay cadaalad daro kala kulmeen wasaaradi ay ka wah-galaayeen waxaany qaarka mid ahii ay uu sheegen,shabakadda warar ee xogreebnews.com-waxaanay taas oo ay sabab uga dhigeen,wasaaradii oo noqotay meel khilaafkeedu soo daashay dalka

Isku soo wadaa duubo wasiir cukuse ayaa guul-daro kala tegi doona wasaarada warfaafinta oo uu ku haftay,waxana isaa soo taraaya cabashada tiraada beeshay ee shaqaale weynaha warfaafinta

Qalikii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured