Dawcadan masuuliyiinta Haatuf ku dacweeyeen habdhaqanka iyo tacadiga Xukuumada Siilaanyo u geysato, Warbaahinta islamarkaana, ay ku sunteen Masuuliyiinta Wargeysku

0
Thursday April 17, 2014 - 21:31:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawcadan masuuliyiinta Haatuf ku dacweeyeen habdhaqanka iyo tacadiga Xukuumada Siilaanyo u geysato, Warbaahinta islamarkaana, ay ku sunteen Masuuliyiinta Wargeysku

    Hargeysa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ee kasoo baxa Somaliland gaar ahaana caasimada Hargeysa oo Dhawaan Xukuumadu albaabada u laabtey ayaa, qoraal ka dhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ee kasoo baxa Somaliland gaar ahaana caasimada Hargeysa oo Dhawaan Xukuumadu albaabada u laabtey ayaa, qoraal ka dhan Hargeysa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ee kasoo baxa Somaliland gaar ahaana caasimada Hargeysa oo Dhawaan Xukuumadu albaabada u laabtey ayaa, qoraal ka dhan Xukuumada oo ka waramaya tacadiga lagula kacey u gudbiyay dalalka Somaliland ka taageera dhinaca Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka,oo ay u badan yihiin Dowladaha Reer Galbeedku.
Dawcadan masuuliyiinta Haatuf ku dacweeyeen habdhaqanka iyo tacadiga Xukuumada Siilaanyo u geysato, Warbaahinta islamarkaana, ay ku sunteen Masuuliyiinta Wargeysku in Wargeyska Haatuf noqonayo Wargeyskii Labaad ee noociisa ah oo si baalmarsan Shuruucda dimuqraadiyada iyo Xoriyatul-qowlka Saxaafada loo adeegsadey Awooda Ciidamada islamarkaana, lagaga xidhey Xaruntii Wargeyska taas, oo aanay Xukuumadihii hore ee Somaliland ku kicin habdhaqanka noocan ah, waxaanay Tusaale ugu soo qaateen Wargeyska Hubaal oo isagana albaabada loo laabey kadib markii ay si taxadir

leh usoo gudbiyeen Warbixino iyo Xogo ka hadlaya dhacdooyin xaqaaiq ah oo Masuuliyiin Xukuumada katirsani ku kaceen, waxaana nuxurka dacwadan lagu ladhey nuqulo ka waramaya Warbixinaha loo raad raacey ee Musuqmaasuqa Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland iyo xogo kale.
Sida ay Hadhwanaagnews u xaqiijiyeen Howlwadeeno katirsan Suxufiyiintii ka howlagli jirey Wargeyskaasi,waxa sitoos ah looga aqbaley qabashada dacwadaasi iyadoo fariimo kale loogu soo gudbiyay isgaadhsiinta (Onlineka), oo loogu Sheegay in jawaab degdeg ah ay ka bixin doonaan deeq bixiyayaasha iyo dowladaha Reer Galbeedku, talaabooyinka ay xiligan Xukuumada Siilaanyo ku cabudhinayso Sxaafada Madaxa Banaan.
Gudoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa inta laga warqabo xidhiidh badan la leh dalalka downerska ah ee Somaliland inta badan ka caawiya Arimaha Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada, waxaana la filayaa in Xukuumada Madexweyne Siilaanyo fadeexad badan kala kulmi doonto habdhaqanka Xukuumada ee Warbaahinta Madaxa Banaan iyadoo, siweyn looga dharegsan yahey cabanaanta Xiligan ay ka qabaan in laga baahiyo warar ka hadlaya dhacdooyinka Wasaaradaha Dowladaha ee Arimaha Musuqmaasuqa iyo cadaalad darada ka dhex jirta Hay,adaha Dowlada, iyadoo xiligii Mucaaridkana uu ahaa Madexweyne Siilaanyona ay si adag uga hadli jireen tacadiyada lagula kaco Sxaafada Madaxa Banaan, iyo habdhaqanka Warbaahinta Dowlada ee aan loo Sineyn.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured