Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Aktoober Ee Magaalo Madaxda labaad Ee Somaliland Burco Oo Gaashaanka U Daruuray In Magaca Laga Badelo Xaafada Aktoober Kuna Tilmaamay Hadal Layska Yidhi.

0
Thursday April 17, 2014 - 21:13:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Aktoober Ee Magaalo Madaxda labaad Ee Somaliland Burco Oo Gaashaanka U Daruuray In Magaca Laga Badelo Xaafada Aktoober Kuna Tilmaamay Hadal Layska Yidhi.

    Burco(xogreebnews.com-Shir ay goor dhawayd isugu yimaadeen odayaasha Iyo dhalin yarada xaafada Aktoober ee magaalada burco ayaa lagu soo saaray Go'aano dhaxalgal ah waxaana lagu sheegay Sidan Waraqad qoraal ah oo ay ku saxeexan yihiin gudiga xaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com-Shir ay goor dhawayd isugu yimaadeen odayaasha Iyo dhalin yarada xaafada Aktoober ee magaalada burco ayaa lagu soo saaray Go'aano dhaxalgal ah waxaana lagu sheegay Sidan Waraqad qoraal ah oo ay ku saxeexan yihiin gudiga xaafada Aktoober Iyo waliba Burco(xogreebnews.com-Shir ay goor dhawayd isugu yimaadeen odayaasha Iyo dhalin yarada xaafada Aktoober ee magaalada burco ayaa lagu soo saaray Go'aano dhaxalgal ah waxaana lagu sheegay Sidan Waraqad qoraal ah oo ay ku saxeexan yihiin gudiga xaafada Aktoober Iyo waliba dhalinyarada magaalada burco ee xaafadaa oo soo gaadhay Shabakada Caalamigaa ee QoryaaleNews.com(Media group) waxayna u dhignayd Sudan, angoo ah gudiga xaafada Aktoober ee magaalada burco kana jawaabayna hadalka ka soo yeedhay dawlada hoose ee ah in magacii qadiimiga ahaa laga badalay xaafada Aktoober waxaanu u Sheegayna dawlada sare ee somaliland inaanu ka soo hor jeedno go'aan kaa lagu degdegay ee aan xitaa nala kala tashan taas oo dawlada hoose Iyo xildhibaanda degdegayaa ku Sheegeen maanta Inay ka badaleen magaceedii Aktoober loona bixiyay Shefield.

Hadana gudiga Iyo dhalin yarada xaafada burco ee Aktoober waxay soo sareen 5 qodob oo u dhignaa Sidan,
- xaafada Aktoober lagama badali Karo magaceeda qadiimiga ahaa hadiiba laysku dayo in laga badalo waa in nala kala soo tashada.
- In laamiga burbursan loo sameeyo xaafada Aktoober hadiiba la rabo in loo ee kaysiiyo magaalada Shefield waxana laamiga xaafadaasi u eegyahay meel aan cidiba Marin waxba lagama qaban tan Iyo dawladii siyaad bare.
- In laga noqodo go'aan kaa Golaha Deegnaka burco ku Deg-degay loona saaro gudi farsamada oo ka Kooban xaafada Aktoober Iyo bulshada kale."
- hadiiba waxba laga qaban waayo Baaqna aanu Usoo dirnay dawlada dhex Iyo tasare inaanu ka soo horjeedsan doono magacaa looga beeralay xaafada.
- waanu soo dhawaynaynaa aqoonsiga magaalada Sheffield somaliland siisay Lakiin maamul xumada burco waanu ka soo hor jeednaa ee ku Kooban jibada yar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured