Baashe Cawil Waa Muwaadin Lagu Xad-Gudbay Ee Xaal Hala Siiyo!

1
Wednesday April 16, 2014 - 20:49:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baashe Cawil Waa Muwaadin Lagu Xad-Gudbay Ee Xaal Hala Siiyo!

    Hargeisa(xogreebnews.com-Soomaalidu waxaay leedahay dhaqan, kaaso ah mid soo jireen oo lagu tix-geliyo cid kasta oo xidid ah.waxaanay dadka soomaaldu ay kaaga duwaan tahay aduunyada inteeda badan,waxaay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Soomaalidu waxaay leedahay dhaqan, kaaso ah mid soo jireen oo lagu tix-geliyo cid kasta oo xidid ah.waxaanay dadka soomaaldu ay kaaga duwaan tahay aduunyada inteeda badan,waxaay

Hargeisa(xogreebnews.com-Soomaalidu waxaay leedahay dhaqan, kaaso ah mid soo jireen oo lagu tix-geliyo cid kasta oo xidid ah.waxaanay dadka soomaaldu ay kaaga duwaan tahay aduunyada inteeda badan,waxaay tix-gelin weyn siisa gacalka iyaada oo dhamaan teed ka siman yihiin.waxaana mar-khaati ka ah sidaa ay usaagu qadiiriso xididnimada,oo ah waxaa keliya ee ay ka wadaa sinaadaan soomaalida.

Waxaana dhici jirtay wakhtiyaddi hore xididku inuu ka heeshiisiyo dad ay colaado ka dhexeeyan,waxanaa dhici jirtay in mararka qaarkood laysku siiyo habloo godob reeb waxaan uga gol-leeyahay in aan xididka la coleeysiyo ama laysku shaam-badayn iyaado la leeyahay dan gaar ah cid lehi ay ku marar siyoday dadka gacalka ah inay kala fogeeyan taasina waxaay dhaawac ku tahay dhaqanka islaamka iyo ka soomaaliduba.

Hadaba aan uu dhaadhacno qodobka aan rabno inaynu iftiiminno oo uu baahan in laga istaago dhinaaca saxdaa ah,waxanaa jirtaa inay dadka isku khaldaan siyaasadda iyo dadka ku jiraa iyaago cidaa ay la xididka yihiin inay fagaraaha keenaan ay tahay khalad, taaso mid aan looga baran qof caqli wanaagsan oo si fiican uu fekeraya iyo qofka gobta ahba.aan uu dhaadhacno dulucda aan uga socono maqaalkan kooban oo ah mid aan is idhii waxaa uu ku haboon yahay in aan la keenin xididka banaanka maadaama oo ay soomalidu gacalka uu taqaano bir ma geydo

Haday siyaasaddu ka qaloocato waxaay kulaa gashaa meel xun iyaado ka qaloocata waxaana ka lumaysaa mil-gaha waxaanad noqoneysaa qof bilaa xayo ah idiinka oo nin isku hayaa siyaasad hadaad isku qaado cidaa uu la xididka yahay waxaay leedahay nus-qaad

Hadaba wiilka uu madaxweyne siilaanyo sodogga ayaa uu yahay, isaago lagu qaniinay ixtiraamka looga hayo aqalka madaxtooyadda,waxanaa arrinta inay warbaahintu waxka qorto ay uga wacan tahay ay tahay nin la sheegay inay wasiiro yihiin, oo la sheegay inay ka xun yihiin hawlaha muta-dawacnimo ee uu isku xil-qaamay ee u hayo qaranka somaliland,baashe cawil oo ah nin reer somaliland ayaa waxaan dhowaanahan ay saxaafadda qaarkeed si khaldan wax uga qoraayeyiyaago qaarkalena ay qoraaladeeda ay ka muuqato cadaawad aan ujeedaadeeda la ogeyn meesha ay ku aroorayso

Waxaana haboon in aan qof banaanka jooga oo aan ahayn xil qaran in wax looga qoro waxaa uu xidid la yahay cidaa talada haysaa,waxaanay googol dhig looga dhigay waxaa uu leeyahay awood dheeraad ah mana ahaa taasi wax ay si toosa u iftiimin karaan mana tilmaaman wax yaaha uu qabto iyaago ay waxoodu yihiin iska maqiiq aan ku salleysneyn cadayn waxaana haboon in qalinku qiimeysnaado.

Baashe moorgan waxaa uu ku sun-tan yahay muwaadin qurba joog ahaan jiray hadaana wadaankiisi hooyo jooga,waana nin aad uu dul-qaad badan waxaan jecelay in aan maqaalo badan oo danbe kusoo qaadan doono, raali gelintaa baashe cawil oo ay uu bixiyaan moorgan la soco qaybo danbe.

Qalinkii

Cabdi casiis bashiir Nuur

Tel 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured