Gudiga horumarinta wadooyinka wajaale xilkii loo IGmaday sidii loogu talagalay ayay UGuteen balse waxaa shaqadiisii Gabay Gudoomiyaha Degmada Togwajaale

0
Thursday April 03, 2014 - 21:34:15 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiga horumarinta wadooyinka wajaale xilkii loo IGmaday sidii loogu talagalay ayay UGuteen balse waxaa shaqadiisii Gabay Gudoomiyaha Degmada Togwajaale

    xaashi maxamuud cabdi iyada oo markasta uu ka maqan yahay xafiiskiisa joogana hargaysa iyo xafiisyada wasaarada arimaha Gudaha isa oo ka cabsi qaba in labadalo maqnaanshihiisa ay wakhti xaadirkan ay kafaa,idaystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xaashi maxamuud cabdi iyada oo markasta uu ka maqan yahay xafiiskiisa joogana hargaysa iyo xafiisyada wasaarada arimaha Gudaha isa oo ka cabsi qaba in labadalo maqnaanshihiisa ay wakhti xaadirkan ay kafaa,idaystay xaashi maxamuud cabdi iyada oo markasta uu ka maqan yahay xafiiskiisa joogana hargaysa iyo xafiisyada wasaarada arimaha Gudaha isa oo ka cabsi qaba in labadalo maqnaanshihiisa ay wakhti xaadirkan ay kafaa,idaystay kooxo si xeeladaysan lacago uga urursada islamarkaana Ganacsatada kuna qanciya ina ufasixi doon aan inay qayb kagadarsadaan wadada oo aydhistaan barandayaal wajahada ninkasta bakhaarkiisa arintani oo dhawac wayn ugaysatay barnaamijayadii horumarineed ee ay wadeen Gudiga horumarinta wadooyinka iyo biyaha Togwajaale gudiga horumarinta oo guntiga dhiisha iskaga dhigay sidii ay wajaale loogahirgalinlahaa jidadlaamay ah gudiguna ku guulaysteen inay sameeyaan wajigii 1 koobaad oo ahaa in magaalada gudaheeda lagaadh siiyo lanadhamaystiro jid cadayaal iyaga oo wajigii hore dhisay 14 jidcade oo caro kaawo ladhigay wajigii 2 labaadna kuguulaystay inay dhigaan 6 lix wado oo laamay ah laga sameeyo wadooyinka dhexmara magaalada togwajaale Dadweynaha reer Togwajaalena soo dhaweeyeen Gudiga horumarinta jidadka wajaale oo xilkoodii u gutay siddii loogu talagalay islamarkaana kamidhadhaliyey qorshayaashii hore uugu qorshaysnaa Gudiga horimarinta wadooyinka iyo biyaha wajaale oo baryahandanbe qorshaynayey siddii ay usii llabanlaabilahayeen dadaalkoda ayaa waxa caqabad ku noqday inay shaqadoodii sii wataan kooxaha waaxda dhulka oo sitoosa uga amar qaata gudoomiyaha wajaale isla markaana xidhay diriiniijyadii iyo biyomareenkii kuwaasi oo fasaxa maalinkasta qaybo kamida jidadka magaalada in ladhisto sababna unoqotay inay joogsadaan dhamaan adeegyadii iyo shaqadiigudiga horumarintu ay uhayeen Dadweynaha reer Togwajaale sikastaba ha ahatee waxaa sanadadan udanbeyey ka muuqata gudoomiyaha Degmada Togwajaale xilgudasho la,aan iyo isaga oo gabay shaqadii qaranka uu ,uhayey iyadoo dadweynaha reer Togwajaale iyo Gudiga horumanrintuba ka dhulsugayaan talaabada uu Qaado wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Cali Maxamed Waran cade oo shaqo ku jooga Dalka aynu Dariska nahay ee Jabuuti

Maxamed Cabdilaahi Qombor
TEL 00252634177785 Togwajaale Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured