BAAQ TAAGEETO AH OO KU SOCDA SHIRKADA SOMCABLE

0
Thursday April 03, 2014 - 21:27:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1065
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ TAAGEETO AH OO KU SOCDA SHIRKADA SOMCABLE

    Dhamaan waxaan halkan ka salamayna warbahinta Madaxa Banan ee somaliland ,Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan waxaan halkan ka salamayna warbahinta Madaxa Banan ee somaliland ,Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee Dhamaan waxaan halkan ka salamayna warbahinta Madaxa Banan ee somaliland ,Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee Shirkada Caalamiga ah ee dhanka internetka ee SOMCABLE Anaga oo ka codsanayna in ay Nogu so Dhakhsadan Adeega Inter netka Xawaarihisu Sareeyo Kaasi
oo Anuu Baahi Weyn u Qabno Haday Noqoto Dhanka Waxbarashada , Dhaqaalaha, Caafimadka , Warbaahinta ,Adeega Isgaadhsinta Casriga ah oo ay dhib weyni naga haysato Marka lagula Xidhiidhayo Habka Casriga ah ee inter netka kaasi oo Cidhiidhi nagu ah

Hadaba waxaanu Mar Labad Si Sharaf leh uga Codsanayna Maamulka Sare ee Shirkada Somcable in ay nogu so Dhakhsadan Furista iinter netka xawaalaha dheereya ee Viberobics
Alla Mahad Leh
Hassan Mohamed
Hargeisa Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured