RAALI GELIN KU SOCOTA AF-HAYEENKA WASAARADDA DUULISTA IYO HAWADA MUDANE SADAAM MAXAMED AXMED.

0
Thursday April 03, 2014 - 20:45:39 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RAALI GELIN KU SOCOTA AF-HAYEENKA WASAARADDA DUULISTA IYO HAWADA MUDANE SADAAM MAXAMED AXMED.

    Shabakadda warar ee xogreebnews.com-waxaay si xushmadii ku dheehan tahay uu raali gelinaysa sadaam maxamed axmed oo ah af-hayeenka wasaaradda duulista iyo hawada,waxaanay ka raali-gelinysa khadal si madbici ah ay uu daabacday maqaal si gaar ah looga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabakadda warar ee xogreebnews.com-waxaay si xushmadii ku dheehan tahay uu raali gelinaysa sadaam maxamed axmed oo ah af-hayeenka wasaaradda duulista iyo hawada,waxaanay ka raali-gelinysa khadal si madbici ah ay uu daabacday maqaal si gaar ah looga caayaayo sadaam,balse anaago si bilaa-hubsiimo la’aan ah aanu uu daabacnay.

Hadaba maadaama oo anu anaagu dabaacnay maqaal aanay habooneyn in la daabaco ay dhacday.waxaanu ka raali gelinayna sadaam, fikirkaas oo aanaan uu daabacin si uu kas ah

Waxaanu mar koobaad iyo mar labaad iyo mar saddexaadba rali galinayna sadaam oo ah wiil dhalinyaro ah oo reer somaliland ah, qabanna karaa xil-kaas isaago ka mid ahaa bahdaa warbaahinta somaliland.inkasta oo anay qaybta maqaaladda ee shabakadda warar ee xogreebnews.com- anay ka turjumin fekeradda kusoo baxaa dadweynaha,masuul kama nihiin balse waxaanu kan iga jeedna waxaa uu ka baxsanaa isla markaasna xad-gudubku ahaa sheikhsi weerar

Maamulaha Guud ee shabakadda warar ee xogreebnews.com

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured