Magaalada Tog-wajaale Oo La Daristay Inay Noqoto Xarun Musuq-Maasuq, Iyo Maayarkii Magaalada Oo caadaystay xidhista wadooyinka iyo dhulka biyo mareenkaa Qaybtii 3aad– maxamed qombor

0
Monday March 31, 2014 - 20:38:33 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Tog-wajaale Oo La Daristay Inay Noqoto Xarun Musuq-Maasuq, Iyo Maayarkii Magaalada Oo caadaystay xidhista wadooyinka iyo dhulka biyo mareenkaa Qaybtii 3aad– maxamed qombor

    Gudoomiyaha Degmada Togwajaale wuxuu xafiiskiisa ka maqan yahay muda,dhan todoba cisho iyadoo hawlihii qarnku usoo magacabay gabay kuna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Degmada Togwajaale wuxuu xafiiskiisa ka maqan yahay muda,dhan todoba cisho iyadoo hawlihii qarnku usoo magacabay gabay kuna Gudoomiyaha Degmada Togwajaale wuxuu xafiiskiisa ka maqan yahay muda,dhan todoba cisho iyadoo hawlihii qarnku usoo magacabay gabay kuna
mashquulay horjooga wasaarada arimaha gudaha oo uu ka cabsi qabo in
labadalo isaga oo kumasquulay inuu qayladhaan udirto qaarkamida
salaadiinta Gobolka Gabileyn isaga oo isticmaalaya lacagiihii Degmada
wajaale ee loogu talagalay in lagu hormariyo adeegyada bulshada balse
loo leexiyey inuu kusii adkaysto xukunka arintani oo fajiciso

kunoqotay odayaasha iyo dadka Deegaanka ee daneeya arimaha horumarka
Degmada Togwajaale waxakale oo jirta in xoghayaha fulinta dawlada
hoose ee Degmada Tog wajaale cabdi naasir uu soo bandhigay
qorshayaal horle oo lagu banaynayo wadooyinka xidhan iyo siddii loo
hirgalinlahaa TOWN PLAN kii hore ee magaalada wajaale lahayd ee mar
lawada sameeyey ka TOWNPLANKA Degmada Gabiley balse si badheedha uu
isku hortaagay Gudoomiyaha Degmada Togwajaale xaashi maxamuud cabdi
Isaga oo qayb ka ahaa curyaaminta fiditaanka magaalada wajaale oo
dhinac walba ufida magaalada wajaale oo dawlada Somaliland ugu
fadhida marin caalamiya oo faa,iido uleh xukuumada somaliland
qorshaynayso inayka faa,iidaystaan dadweynaha kunoo Geeska Africa sida
ETHIOPIA SOUTH SUDAAN marsada caalamiga ee Berbera international
port si toos ahna uga gudbaan DEKEDA QALALAN EE TOGWAJAALE iyad oo
wajaale u baahantahay maamul suuban oo layimaad qorshe yaal cad iyo
hanaan siyaasadeed oo qancinkara umadaha kala gadisan ee wajaale
kulmiso hadii wasaarada arimaha guduhu ay ka go,antahay inay
dardargaliso maamulada Degmooyinka Dalka waxaa loo ga baahanyahay
lagana dhul sugayaa in magaalada Togwajaale looga soo gurmada
maamulxumada ku habsatay iyada oo Gudoomiyaha wajaale uu kala
Qaybiyey Belihii walaalaha ahaa ee wada degenaa iyadoo keeni karta
xaalad amni daro iskudhac beeleed afhayeen ka Beesha Samaroon ee
magaalada Togwajaale cabdilaahi Daa,uus oo ahaa ragii utagay
Gudoomiyaha wajaale ugana waramay xoolaha beesha Aadan yoonis
lahayd ee Gudoomiye xaashi ku wareejiyey niman dilaalin ah oo
lashaqaysta finaaska jigjigaad arintaasina moran badan dhalisay kuna
Gacan saydhay AFhayeenka beesha samaroon MR Cabdilaahi Daa,uus
sheegayna arintani inaykeeni karto cawaaqib xumo wuxuuna sheegay in uu
AFHAYEENKU qoraal u gudbiyey wasaarada arimaha Gudaha jamhuuriyada
Somaliland iyo wasaarada cadaalada iyo waliba xafiiska madaxtooyada
jamhuuriyada somaliland waxaanu sheegay inay sugayaan talaabada
dawlada Somaliland ka qaado maamulka lasaluugsan yahay iyada oo
afhayeenku sheegay in lasoo dirayo baadhayaal madax banaan oo su,aalo
waydiisa Gudoomiyaha wajaale xogwaraysina la yeelata Gudiga
Ganacsatada Degmada Togwajaale arintaasi oo markii uu ogaaday
Gudoomiyaha wajaale uu kusoo noqon wayey balse laga dhulsugayo inuu
mar uun wajaale soogalo si loo maraanmaro su,aalana loo waydiyo
sikastaba ha ahaatee waxa baryahadanbe isa soo tarayey fadeexado
dulhoganaya maamulka Degmadawajaale oo qoorta kula jira fadeexado
musuqmaasuq maamulxumo ku habsatay cadaaladar dakhliga kazoo
xerooda dawlada oo lagu qiyaasay laabaatan milyan20.000000 milmaya
ilaa 25 milayan oo shilinka soomaliland ah maalinkasta ayaa ku dhacda
jeebka Gudoomiaha oo kaliya isaga oo u,adeegsada dakhligaa inuu ku
xajisto kursiga iyada oo ay ka aradan yihiin adeegyadii dhamaan
adeegyadii asaasigii ee bulshada caafimaadka nadaafada
waxbarashada bilicda magaalada hadaba waxa ceeb iyo nusqaan ku ah inta
horumarka jecel ee Degmada togwajaale iyo dhamaan waxgaradka bulshada
in uu xilka usii hayo dadka caynkan oo kale ah ee ay u simanyihiin
shalay iyo maantu ,islamarkaana ku caano maalay musuq maasuq aan hore
loo arag waxaanu qaylo dhaan udiraynaa dhamaan masuuliyiinta heer
Qaran ilaa heer Gobol in lasameeyo baadhis madax banana oo lagu
badbaadinayo hantidaas qaranka eek u dhacda jeebka Gudoomiyaha Degmada
Togwajaale
Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog wajaale Somaliland
TELphone 00252634177785
LASOCO Qaybaha Danbe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured