Baaniyaal Ka hawlgala wasaaradda Duulista Iyo Fidmooyinkiisa

0
Monday March 31, 2014 - 10:07:00 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaniyaal Ka hawlgala wasaaradda Duulista Iyo Fidmooyinkiisa

    Fardo baretemaayaan iqiin baqalse weey koowe,goortaad biqleysteen markaad baaniyaal raacdeen,basar xumo inay tahay ogeyd boobid jiiraane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fardo baretemaayaan iqiin baqalse weey koowe,goortaad biqleysteen markaad baaniyaal raacdeen,basar xumo inay tahay ogeyd boobid jiiraane Fardo baretemaayaan iqiin baqalse weey koowe,goortaad biqleysteen markaad baaniyaal raacdeen,basar xumo inay tahay ogeyd boobid jiiraane
beybalkii laguu meershay iyo eedday baaqoodii-
beey,adeen kuwii kuu diraaybay bacad waraabsheene
sidaa ay nu la wadaa socono taarikhda aadamaha waxay la kowsataa marka uu dhasho,taaso soo martaa marxaladoo faro-badan waxaanay tusaale uu noqoota hadba sidaa loogu soo bar-baariyo waxaanay astaan uu tahay inuu yahay mid si wanaagsan kusoo koray iyo inuu yahay mid waddo leexsan ku yimmi,hadaanu ka saaxda ah ku immaan waxaa uu dadka lasoo dhex-gallaa fidmo abuurid iyo shaqo xaasidid,dhaqan xumo,oo xaata waxaa uu ka sheegeeya billeedhkii uu wax ku cunay,waxaa kalee oo caado uu ah inuu wax walba yidhaahdo anaa qabtay oo cidi ilaama qaban waana tusaale looga qaateen ah inaa tusaaysa wax yaallaha aan wanaaga lahaynd,ee uu dadka kaaga tilmaaman yahay,baaniyaalku.

Hadaba aan usoo dhaadhaco dulucda maqaalkan wasaaradda duulista waxaay qaranka ugu fadhidaa kaalin mu-hiim ah iyaadoo leh tix-gelinteeda,waxaanay saafka hore kaga jirtaa wasaaraddaha ugu horreeya dalkeena hooyo,hadaba wasiir maxamuud xaashi ayaa si ay uu sii horumarta waxaa uu af-hayeen uu maga-caabay wiil loagu xaanto baaniyaalka hargeisa oo hore ugu dhex- jiray saxaafadda wuxuuna ahaa mid marka horeeba faraha laga qaad ahaa oo ay aad uu nebcaayen saxaafaddu isaago ninkani aanu lahayn aqoon ku filan oo uu ku hanan karo,xilka af-hayeenimo,ee wasaaradda duulista iyo hawada,waxaana meel ka dhac ahayd in qofka nocaas ah loo magaa magacaabo xil.qodobka labaad waxaa nino kan dhaqanadiisa gurucan ku tusaysa af-xumada uu la dhex joog wadan oo uu meeshi xika looga magacaabay uu hadh iyo habeenba caayaayo, sidoo kale ninkani waxaa uu maalin walbaa ceebeeya madaxweyneha qaranka isaago meel walba kagga sheekeya in aanu talin madaxweynaha qaranku isla markaasna ay taladda wadanku gacanta ugu jirto shikhsiyaad uu sheego inay isku hayb yihiin,waxaana ayaan daro ah in Baaniyaal yahay mid hadda la ogaaday in anuu siraaha wasaaradda qoarin isla markaasna hadh iyo habeenba caayaaya wasiirkiisa.
Waxaa kale oo uu Mr Baaniyaal lagu bartay in uu qiyaameeyo shaqaadiisi loo diray ee ahayd in uu saxaafadda uu sinnaado isaago hadda bilaabay kooxaysi iyo inuu doono,kuwo uu ku sheegayn in ay abti uu yihiin baaniyaalka waxaanay sidaan aad uu kala fogeysay saxaafadda qaarkood iyo wasaaradda,sidoo kale waxaa uu ninkanii ku qadhaabsadaa oo uu wasiirka kagaa soo qaada lacag saxaafad Heblaayo ayaan kaaso mustafaynayaa ee keen lacag,taaso uu jeebka ku shubto,taasina waxaay ka mid tahay tab iyo xeeladaha uu ku xoog sado baaniyaalka ka hawl-gala wasaaradda duulista iyo hawada ,waxaa kale oo uu warbaahinta uu qaybin kari-la yahay shaqooyinkii loo keenaay wasaraadda oo uu kaga mashquulay fid abuuritaanka shaqaalaha iyo warbaahinta qaarkeed.la socoo qaybo danbe oo xiiso leh
Qalinkii
Guuleed Warsame Daahir
togwajale80@outlook.com
Burco/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured