Wariyeyaal Ka mid ah Wasaaradda Warfaafinta iyo Tvga qaranka oo sheegay inay Caddaaladdii wiiqantay Tegayaana Dawladda Soomaaliya

0
Sunday March 23, 2014 - 11:30:11 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariyeyaal Ka mid ah Wasaaradda Warfaafinta iyo Tvga qaranka oo sheegay inay Caddaaladdii wiiqantay Tegayaana Dawladda Soomaaliya

    Wariyeyaal Ka Mid ah Wasaaradda warfaafinta Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka oo in ka badan 30 sanno ka shaqeynayay Wasaaradda ayaa sheegay inay Caddaalad u doonanayaan Dawladda Soomaaliya ka dib markii ay wasaaradda Warfaafinta iyo Telefishan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariyeyaal Ka Mid ah Wasaaradda warfaafinta Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka oo in ka badan 30 sanno ka shaqeynayay Wasaaradda ayaa sheegay inay Caddaalad u doonanayaan Dawladda Soomaaliya ka dib markii ay wasaaradda Warfaafinta iyo Telefishanka qarankuba wax Wariyeyaal Ka Mid ah Wasaaradda warfaafinta Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka oo in ka badan 30 sanno ka shaqeynayay Wasaaradda ayaa sheegay inay Caddaalad u doonanayaan Dawladda Soomaaliya ka dib markii ay wasaaradda Warfaafinta iyo Telefishanka qarankuba wax kasii dhaca mooyee wax caddaalad u eegna ay waayeen .
Wariyayaashan oo Naga Codsaday inaanaan Magacooda shaacin Balse sheegay inay si weyn ula yaaban yihiin Qabyaaladda Baahsan caddaalad darrida ka taagan Wasaaradda oo maraysa halkii ugu danbaysay ee abid soo marta wasaaradda .

Waxa dhawaan dhacday arrimo aan lagala xishoonayn shaqaalaha oo niman maamul ka ah wasaaraddu ay ku talaabsadeen.Haddii ay Arrintani dhab noqoto ayaa waxay Baro madow Ku noqonaysaa Jiritaankii Somaliland oo qabyaalad baahsan ay wiiqayso sida la dareensanyahay
Wariye mahamad mussa inji
mahamad95@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured